Bohol
VIP
[War DegDeg ah]: Ceel-afweyn oo markale Caawa Shaqaaqo kasoo Cusboonaatay.
Ceel-Afweyn(Milicsi News): Wararka ka imanaya magaalada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag oo soo gaadhay xafiiska warqabadka ee shabakaddani MilicsiNews ayaa sheegaya in halkaasi galabta afurkii uun markii afka lagu hayey ay kadhacday shaqaaqo kadib markii saddex gaadhi oo SURF ah oo ay saaranyihiin niman hubaysani ay magaalada Rasaas oodda kaga qaadeen. ila hadda lama oga khasaaraha halkaasi kadhacay inta uu leegyahay, khadka isgaadhsiinta magaalada oo hawada lagasaaray awgeed kadib markii shaqaaqadu bilabantay.
warkan oo aanu ka helnay dad goob joog ahaa oo kusugan magaalada oo looga qaateen ah ayaa waxa ay sheegeen in ay niman hubaysan oo saaran saddex gaadhi oo Surf ah ay magaalada rasaasta kufureen balse aanay ilaa hadda arag cid rasaastu wax yeeshay.
dablaydan rasaasta furtay ayaa loo malaynayaa in ay yihiin mid kamid ah beelaha deegaanka wada dega oo beryahanba waawaan nabadeed laga dhex weyday kadib isku dhacyo hore oo sababay dhimasho iyo dhaawacba oo ka dhex dhacay beelaha kuwada nool Ceel-afweyn.
wixii warar ah ee kasoo kordha isha kuhay warbaahinta Milicsi News.
http://milicsi.com/articles/392/War...-oo-markale-Caawa-Shaqaaqo-kasoo-Cusboonaatay