How to say ‘troll’ in Somali language?
In Somali language, troll is called afxaar.
trolls are called afxaarro, afxaaryo.
Sentence:
Anigu lama falgalo afxaarada, waxay raadinayaaan ayaa ah falcelintaada. Waxa ay dooni ha soo qoraan iyaga umbaa dhiiqada ku rafaadi.
What is troll? | Waa maxay afxaar?
Afxaar waa qof si ula kac ah u daandaansada, ka xanaajiya, ama dadka kale ku dhiba intarneedka isagoo soo dhigaya fariimo ama faallooyin kicinaya, mawduucyo ka baxsan, ama haddii kale khalkhal gelinaya meeshaas.
-In internet slang, a troll refers to a person who posts inflammatory, off-topic or divisive messages in an online community or discussion forum, with the intention of provoking other users into an emotional or angry response. Trolls often use pseudonyms or anonymous accounts and may engage in behavior such as name-calling, harassment, or intentionally spreading false information. The term "troll" can also be used as a verb, to describe the act of trolling.

Last edited: