Isnt it interesting how versatil the somali lingua is?

Status
Not open for further replies.

angrycat

not so sad after all
Waxaad rabtid baad iska so alifikarta
waxaad rabtid aad iska so alifikarta
Waxaad rabtid aa ba iska so alifi karta
Waxaad rabtid ayaad iska so alifi karta
waxaad rabtid aa iska so alifikarta
waxaad rabtid baa iska so alifi karta

wanaa sidaa rabtid baad uu qori karta
waano saa rabtid baad uu qori karta
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top