Interesting, is he planning guerilla warfare or full seige?It was a ambush attempt. The base is in Haldhagaan (40 km east of Ceerigaabo) but he was moving with few men in a nearby village (10 km) when the roadside ambush was attempted and they still got karbashed kkk.
Deg Deg::Dagaal Dhexmaray Ciidanka Somaliland iyo Jabhada Caare,Dhaawac iyo Mayd Ceerigaabo Gaaray
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Dagaal uu ka dhacay Maanta Magaalada Ceerigaabo Duleedkeeda.
Waxa uu dhexmaray dagaalkaasi Jabhada Diidan Maamulka Soomaaliland iyo Ciidamada Meliteriga Soomaaliland.
Ilaa seddex Askari oo katirsan Maamulka Soomaaliland ayaa la sheegay in ay ku dhinteen dhaawacana intaas waa ka badan yahay.
Weerarkan ayaa waxaa qaaday ciidanka somaliland kuwaaso ku qaaday sarkaal jabhada caare kamid ah oo lagu magacaabo Jaamac Baaxad oo ka goostay bishii hore Soomaaliland.
Faah faahinada la helayo waxay intaas ku darayaan in dhaawacyada loo qaaday Xeryo Ciidamada S/land ka deggan yihiin Ceerigaabo,waxaana weli jira Dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeeda.
Ilaa hadda ma heyno wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Soomaaliland oo ay kaga hadlayaan dagaalkaasi maanta ka dhacay Gobolka Sanaag.
You're dreaming. Focus on PLAt this rate Col Caare's men will advance and end up liberating ceerigaabo![]()
It wont Take long. at the end of the day he will surrender or we will execute him . Even daarood Rebels don't survive 2 years in Somaliland what makes you think a Solo isaaq man have a chance againts ciidanka qaranka.
It wont Take long. at the end of the day he will surrender or we will execute him . Even daarood Rebels don't survive 2 years in Somaliland what makes you think a Solo isaaq man have a chance againts ciidanka qaranka.
No need letting him surrender execute the fat pig when they have the chance. But I know Somaliland they are pussyooos
Kadaa they are not readySomaliland army are very professional they kill all the footsoldiers and safe their leader to humiliate him infront of the peaple. Galaydh is a good example every dhuloos thought that galaydh is warrior who will wage war against ****** for the rest of his life. The army defeated him and escorted him to hargeisa wearing somaliland flag in his neck . Classic .