Jubbaland : Banadir Warlord Farmaajo have 60 days to withdrew his Clan Militia from Gedo or No election

Manafesto

[[Puntland Republic πŸ‡ΈπŸ‡±]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast

Jubbaland Oo Qabsoomida Doorashada ku Xirtay In Lagu soo Wareejiyo Maamulka Gedo.
February 12, 2021
Jubbaland ayaa wali ku adkeysaneysa in marka hore gobolka Gedo gacanteeda lagu soo wareejiyo ka hor doorashada Soomaaliya, taasoo ka dhigtay Gedo xuddunta khilaafka doorashada.

Wasiirka warfaafinta ee Jubbaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo la hadlay BBC ayaa sheegay in Gedo oo lagu soo wada celiyo gacanta Jubbaland ay ku xirran tahay doorasho loo dhan yahay oo dalka ka dhacda.
β€œUgu danbeyntii Jubbaland mowqifkeeda oo cad waa Gedo oo (dhameystiran) oo aan la soo celinin, wax doorasho ah oo ay Jubaland galeyso ma jirto” ayuu yiri Wasiirk.

Waxaa uu intaa ku darray in mowqifkan yahay mid ay Jubbaland oo dhan qaadatay gaar ahaan waxaa uu intaa ku darray in haddii aan muddo kooban oo ku siman 60 cisho aan looga qaadin ciidamada dowladda ee ku sugan Gedo wax doorasho ah Jubbaland ka qeybgali doonin.

Hadalka Jubbaland ayaa imanaya xili madaxweynaha Soomaaliya uu mar kale ku baaqay shir isugu imanayaa madaxda dowladda dhexe ee Federaalka iyo Dowlad Gobolleedyada kaasoo la doonayo in looga arinsado arrimaha cakiran ee doorashada, lamana oga in dowladdu ka tanaasuli doonto mowqifkeeda gobolka Gedo.

 

Amazonian

Cirka Gacan Saarte πŸ’ͺπŸΎπŸ‡ΈπŸ‡΄
The opposition went from FEB 8th 1991 baa loo noqonaa to Farmaajo waxaan siiney 60 days iyo calaacal kale
giphy.gif
 
Been badana. That shanty dwelling Guulwade should be confiscated and returned to what it is : government land and military barracks. Go squat in Gedo.
Marehan doesn't just have recorded history in Jubaland Kissmaayo. Marehan Western border wad set to be Bender Ziyade or Qaw all the way to Bender Khail or Eyl.
 

Manafesto

[[Puntland Republic πŸ‡ΈπŸ‡±]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
Marehan doesn't just have recorded history in Jubaland Kissmaayo. Marehan Western border wad set to be Bender Ziyade or Qaw all the way to Bender Khail or Eyl.

Your don't even own Gedo ,your laangaab bo0n hunters were resettled there not to long ago and you are austistc ass is claiming Kismayo now who your people first arrived after the civil war, keep claiming Kablalax land on the net, if you had any balls you would do anything about it.
baardhere.jpg
[/QUOTE]
 
Your don't even own Gedo ,your laangaab bo0n hunters were resettled there not to long ago and you are austistc ass is claiming Kismayo now who your people first arrived after the civil war, keep claiming Kablalax land on the net, if you had any balls you would do anything about it.View attachment 171042
[/QUOTE]
History
One of the earliest mentions of this Somali clan may be by the Jesuit JerΓ³nimo Lobo, who attempted to enter Ethiopia by way of the Jubba River in 1624. He learned of an ethnic group known as the Maracatos, whom C.F. Beckingham identifies as the Marehan, and whom Lobo located in the approximate location of the Somali clan.[
 

Trending

Latest posts

Top