This nigga asked PL isims to convince Pres Deni to not invite Abdirahman Abdishakur and Hassan Calasow political parties to Deni's inauguration. He was told Mudane Jong Kheyrow, with all due respect, we have a Gov and we follow its policies
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa doonaysa in xisbiga Wadajir iyo xisbiga Xassan Sheikh laga reebo ka qeybgalka caleema-saarka madaxeynaha Puntland.
Ilo’ xog-ogaal ah ayaa sheegayaa in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu la soo hadlay qaar kamid ah isimada Puntland oo uu ka dalbaday in ay dowladda Puntland ku qanciyaan in labada xisbi aan lagu casumin caleema-saarka madaxweynaha.
Hase yeeshee isimada ayaa u dayriyay mudane Khayre iyagoo u sheegay in Puntland ay dowlad ka taliso islamarkaana wixii siyaasad ah xukuumadda looga dambeynayo.
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Khayre oo doonayay in uu ka qeyb galo caleema-saarka madaxweynaha Puntland ee 26 bishan Jannaayo 2019 ayaa candhuuftiisa dib u liqay kadib markii maqlay in xubno ka socda xisbiyada Wadajir iyo Nabadda&Horumarka ay ka qeyb galayaan munaasabadda caleema-saarka.
Villa Somalia oo dagaal shaasheed xun la gashay labadan xisbi ayaa ilaa iyo haatan garan la’ sida ay Puntland ugu qanci lahayd in caleema-saarka laga reebo xubnaha ka socda xisbiyadan.
Dhinaca kale madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo ay dab iyo baasiin isku yihiin Villa Somalia ayaa isna lagu casumay xafladda caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Deni.
Hassan calasow and Abdishakur are useless and shouldnt be given the time, but its about the principles. Who is Mudane Kim Jong Kheyre thinks his dealing with asking such request?
Elays?