Koonfur Galbeed waxay ahaayeen dadka gumeysi la dagaalay.

Waxaa Qoray Wasiirkii hore Warfaafinta Ugaas Hassan Abdi
“Halgankii gobonima doonka gumeysi diidka ahaa dadka reer koonfur galbeed hormuud ayey ka ahaayeen
Hasa yeeshee weligood mahelin wixii ay usoo halgameen
Hadey aheyd curashadii dowladnimadii rayidka aheyd iyo
Kagadaalna afgembigii militiriga
Burbukii dagaaladii sokeeyana dadka reer koonfur galbeed waxey dhibanayaal u ahaayeen labadii quwadood ee isku haysatey xukunkii dalka oo iyaga haystey dhaaf ahaan wixii loosoo wada halgamey
Kaga siidarane labada darafba wax wanaaga uma sameyn dadkeena kolaay duuyadeena dhacaan barakiciyaan dadkeena
Kufsadaan hablaheena gubaan bakaaraheena Iyo dhulkeenaba
Dowlad nimadaan tabcaanka ah ee hada jirtaana waxey umuuqataa weli inaan loo sineen Wada lahaanshaheeda
Tusaale ahaan soomaaliya waxaa dhibaato kuhaayo alshabaab oo argagixiso ah oo ubahan in laga xureeyaanaa ay wanaagsan tahay
Waxaan ognahay in deegaanda qaar laga xureeyey labadii sano ee lasoo dhaafey
Loona bilaabey barnaamijyada dib udejinta iyo dib udhiska deegaanada laga saarey argagixisada
Halka kuwa qaarna mudo shan iyo tobon sano ah lagu eeganaayo cadowga ayagoo go doon gaajesiin iyo gumaadba isugu darey
Waxaadse moodaa in laga xureeyo koonfur galbeed inay dadka qaar u arkaan in ay halis kutahay dowlad nimadooda
Dadka reer koonfur galbeed wey og yihiin dhagaraha loo maleegaayo
Waqtigu kii lasoo dhaafey ma ahan dadkuna dakii hore na ahan
Dowladnimo lawada leeyahay dheefteeda ayaa rabnaa hadiise lawaayo dib loo noqon maayo
Lankii adigoo surugta ka araga waayi adigoo jiifta maka aragoo
 
Top