Kurdishka Ciraq oo ka laabtay gooni u goosadkii
https://www.voasomali.com/a/4114123.html
Mas’uuliyiinta Kurdishka Ciraq ayaa maanta sheegay inay xushmeyn doonaan go’aanka maxkamadda sare ee dalkaas ee mamnuucaya in dalka laga go’o.
Arrintan ayaa timid laba bilood kadib markii codbixiyayaasha gobolka ismaamulka Kurdishka ay si xoog leh ugu codeeyeen afti xornimo doon. Dowladda dhexe ee Ciraq ayaa diiday codbixintaas, oo ay ku sheegtay inay jebisay dastuurka dalkaas.
“Waxaan aaminsanahay in go’aankan uu billow u noqdo wada-hadallo loo dhan yahay oo qaran oo dhex mara Erbil iyo Baghdad, si muranka loogu xaliyo ayada oo la fulinayo qodobada dastuuriga, si loo dammaanad qaado dhammaan xuquuqaha iyo awoodda dastuurka na siiyey, taasi oo ah habka kaliya ee lagu joogteyn karo midnimada Ciraq” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay dowladda Kurdish-ka Ciraq
ERBIL, Iraq (Reuters) - Iraqi Kurdish authorities said on Tuesday they would accept a court decision prohibiting the region from seceding, signaling a new phase in efforts to restart stalled negotiations over its future.
Iraq’s Kurds voted overwhelmingly for independence in a referendum in September, defying the central government in Baghdad -- which had ruled the ballot illegal -- as well as neighboring Turkey and Iran which have their own Kurdish minorities.
The Kurdistan Regional Government (KRG) said on Tuesday it would respect the Nov. 6 ruling by the Supreme Federal Court, which declared that no Iraqi province could secede.