This is sad, When will these backward War mogering savages STOP this two century bloodshed among themselves or with other regional neighbors???? Will they stop it when they go instinct?
puntlandpost.net
MUSTAFE JAAMAC KEDIYE OO LAGU DHAAWACAY LAAMIGA U DHEXEEYA GAROOWE IYO LAASCAANOOD
Mustafe Jaamac Kediye oo uu dhalay Abwaanka Soomaaliyeed ee jaamac kediye Cilmi ayaa maanta lagu dhaawacay Laamigau dhexeeya Garoowe iyo Laascaanood.
Mustafe oo watay Gaari NOOHA oo qaad siday ayaa dabley hubaysan ku dhaawacday dooxada lagu magacaabo ‘Wow’ una dhexaysa Garoowe iyo degaanka Buura-wadal ee Gobolka Sool.
Dhaawaca Mustafe ayaa hadda lagu dabiibayaa isbitaal ku yaalla Garoowe waxaan dhaqaatiirtu noo sheegtay in qalliin lagaga samaynayo dhinaca madaxa oo xabbad kaga dhacday.
Dhaqaatiirta ayaa beeniyay warar aad loo faafiyay oo ku saabsan in uu geeriyooday Mustafe.
PUNTLAND POST

Mustafe Jaamac Kediye oo lagu dhaawacay Laamiga u dhexeeya Garoowe iyo Laascaanood – Puntland Post
Mustafe Jaamac Kediye oo uu dhalay Abwaanka Soomaaliyeed ee jaamac kediye Cilmi ayaa maanta lagu dhaawacay Laamigau dhexeeya Garoowe iyo… Sii akhri

Poets
![]()
Jaamac Kadiye Cilmi
Jaamac Kadiye Cilmi is a traditional poet whose work addresses a range of social and political issues. He is renowned for the creation of the ‘Saar' rhythmic poetry form. Born in Las-Anod, Jama became a prominent poet throughout the Somali region and one of the few poets who compose and perform this form of art.