Bohol
VIP
Somaliland: Liiska Hantidii Qaranka ee Xukuumada Kulmiye Xaraashtay ee raamsatay mudadii ay xilka haysay
4:57 pm 29th Oct, 2017
1- Wershadii Leydhka ee Hargeysa
2- Wershadii Leydhka ee Berbera iyo Dekedii hore ee Berbera
3- Guryihii dawlada ee shacabka oo gaadhaaya ilaa 520 guri
4- Xaruntii Netfishka ee Berbera iyo Raasigii Dekeda Berbera
5- Leynkii Booliska ee Hargeisa
6- Xafiisyadii qaranku lahaa sida kii Wasaarasda Duulista Hawada ee Hargeisa
7- Xaruntii Womens Clubka Hargeisa
8- Gandhi- Libaray oo Weli inoo huursan
9- Xanaanooyinkii Caruurta sida ta Hargeisa
10- Sariibadihii iyo Suuqyadii Ganacsiga oo la xaraashay sida Sariibada Octobar
11- Buurta Gacan Libaac iyo qaras gooye oo Sheikh Carab ah laga carbuunay
12- Buurta Siimoodi ee Degmada Baki oo shirkad Chines ah sife qarsoon oo gacan wadaag ah looga kireeyey
13- Bir-libaaxdii dalka taalay oo dhan (all scrubs) oo cagta iyo carabka la mariyey
14- Liisanka Baabuurta ee Qaranka oo shaqsi maquuno loo siiyey
15- Warqadii wado marista ee Dalka oo shaqsi shirkad sheegta sife midigeys ah loogu naaxiyey
16- Haamihii keydka ee berbera oo sherar loo qayb saday
17- Dekedii Berbera oo DPW lagu wareejiyey laguna bedeshay xaqul qalin yar
18- Airporka Berbera oo Isbahaysiga Carbeed lagu wareejiyey lagana qaatay lacag aan ummada loo soo bandhigin
19- Hawadii Somaliland oo Somalia lagu wareejiyey
20- Xeebtii Awliyo koonbo oo isbahaysiga Carbeed laga iibiyey
21- Kaalimihii shidaalka oo la xaraashay sida kaalinta shidaalka ee Dawlada Hoose hargeisa
22- Xeryihii Ciidamada oo la xaraashay sida xeradii Tarafikada ee Hargeisa
23- Xero Dhiigtii oo la xaraashay sida xero shiigta Hargeisa
24- Xabaalihii oo la xaraashay sida Xabaalaha Daljirka dahsoon ee Hargeisa
25- Masaajid la sigay laakiin hadhqoodaarkiisii iyo parking kiisii la raamsaday sida Masajidka caasimada ka soo horjeedka xisaabaadka guud ee Hargeisa.
https://qarannews.com/somaliland-li...aashtay-ee-raamsatay-mudadii-ay-xilka-haysay/