"Wargeyska inta badan ka faallooda Arrimaha Dhaqaalaha ee Al-eqtisadiya, kana soo baxa dalka Sacuudiga ayaa maanta qoray in Is-fahamka Guud ee Heshiiska ay Sacuudiga ku qoranayso 10-kun oo Muwaadiniin Somali oo ka shqeysta Sacuudiga ayaa dhamaaday, sida laga soo xigtay Ilo Diplomaasi oo Somali ah.
Ilo-wareedkaasi oo ka codsaday Wargeyska Al-eqtisadiya inaan magaciisa la shaacinin ayaa sheegay inuu Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ee Dowladda Somalia dhawaan booqasho degdeg ah ku tegi doono Sacuudiga si uu u soo dhamaystiro Wejiga Koowaad ee Heshiiska ay Sacuudiga ku qoranayaan in ka badan 10-kun oo Shaqaale Soomaali ah."