Geeska afrika marka la joogo waxaad arki god yar oo dhererkiisu la egyahay faryarta balaaciisuna yahay in ka yar ama la eg koobka daraha. Godkan ayaa u samaysan qaab toobin* gadisan ah(1). Godku wuxuu darbiyada gudaha oo salka gaadhsan ku leeyahay ciid bus ah oo aan ku jirin qori iyo dhagaxyo waa wayn. Badanaa godkan wuxuu ku yaalaa meel ka celisa roobka iyo cagta dadka iyo xayawaanka. Meelahaas oo ah guryahaa agagaarkooda, geedaha hoostooda iwm.
Hadaba su’aashu waxay tahay magaceed ugu yeedhaa godkan? Xayawaanka qoda godkan magaceed u taqaanaa ama waligaa ma aragtay?
Hadaba su’aashu waxay tahay magaceed ugu yeedhaa godkan? Xayawaanka qoda godkan magaceed u taqaanaa ama waligaa ma aragtay?