The Midlands
VIP
Janan iyo Fartaag waa new group oo Xamar looga diiday inay Gedo ka galaan maadama ay Madoobe ku hoos jirin laakin soo noolaashaha awoodooda waliba janan soo qalqal galinmaayo maamulkii Farmaajo ka tagey ooy mucaarad ku ahaayeen
Cabdirashiid Janan iyo Fartaag oo xalay ku hoyday Mandera ayaa saaka gudaha usoo galay degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo.
Dooloow waxaa kasoo baxay Ciidamadii ugu badnaa ee oo ah kuwii baanyooleey kala dagaalamay Janan ka hor intuusan isasoo dhiibin.
Ciidamadaan oo uu hogaaminayo Rashiid Bohol oo wada tiro gaadiidka dagaalka ah ayaa gudaha u galay Baledxaawo.
Haatan C/rashiid Janan iyo Fartaagba waxay ku suganyihiin Xerada UK oo halkaasi oo ay kula hadlayaan Ciidan mileteri ah oo halkaasi ka hayay ilaalada xaduudka.
Maamulkii gobolka Oo uu hogaanka u ahaa Axmed Bulle Gareed Canjeex ilaa hada wax war ah lagama hayo kamana aysan hadlin howshaan saaka gobolka ka socota.
Sikastaba waxaan la qiyaasi karin halka uu ku dambeeyo xaalka gobolka Gedo oo mudooyinkii u danbeeyayba ahaa goob siyaasadeeda adagtahay.
#Share

Last edited: