Minister Of Constitution Abdirahman Xoosh Dies

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
xoosh-6-1.jpg


WASIIR CABDIRAXMAAN XOOSH OO GEERIYOODAY



Waxaa goordhow magaalada Dubai ku geeriyooday wasiirkii dastuurka xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Allaha u naxariistee wasiir Xoosh ayaa ku xanuunsanayay baryihii la soo dhaafay magaalada Dubai.

Geerida wasiir xoosh ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay agaasimaha wasaarada dastuurka.

Madaxda dalka ugu sareeyso aayaaka tacsiyeeysay geerida marxuum wasiir Cabdiraxmaan Xoosh.

Faah faahinta dib kala soco insha allah.

Puntland Post
 
Status
Not open for further replies.
Top