give it another 4 years though before it can become real twin with istanbul.
May 29 (Jowhar)— Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaa ka muuqda is-bedel weyn oo dhanka dhismaha iyo xagga ammanka ah. waxay taasi kaliftay in qurba joog baddani dalka kusoo laabtaan, waayo aragnimo iyo maalgashina la yimaadaan.
25-sano kadib magaalada Muqdisho ayaa ka soo kabaneysa bur burkii iyo daqaradii ka soo gaaray dagaaladii sokeeye ee dalka hala-keeyay.
Shacabka ayaa xilli walba dalxiis iyo dabaashaad u taga goobaha bulshada sida beerta nabadda, xeebta Liido iyo deegaanka Jaziira.
Hadaba waxaa halkan idinku soo gudbineysaa Sawirro muujinaya bilicda magaalada Muqdisho iyo is bedel weyn oo ka muuqda
Waxaa qaaday Sawirrada Sawir-qaade Cali Cabdi Ducaale