Marexaan have rained hell on houtu with our new weapons and reached as far as Guriceel
7 tuulo ayay cagta saareen ciidankii maanta kabaxay balanbale balse dhamaan toolooyinkaas habro iyo caruur baa joogay.
Waxaa nasiib daro ah iyaga oo waxaas oo tuulo ah cagta saaray in ay soo laabtaan oo qabsan waayaan deegaanadaas laga cararaUpdute:Ciidamada beesha reer warsame ayaa gacanta kudhigay deegaanka balihawd ee dhaca Waqooyiga gurceel.
Deegaanka waxaa kusugan caruur iyo haween u dhalatay besha cayr sidoo kale waxaa gabi ahaanba iskaga baxay ragii joogay deegaanka iyagoo kacararay caruurtoodii iyo xaasaskoodii.
Mid kamida ciidamada reer warsame ee kusugan deegaankaas ayaa la xariiray waxuuna isheegay in ay hada kashaaxaynayaan maheradihii cayr.
Ilasoco Marehan Archivey.