Bohol
VIP
Xarshaw is a coastal SY town east of Maydh.
Warka madaxdiisi ay nosheegen xogogal noojoga xeebaha gobolkasanaag taliyaha ciidanka illaaalada xeebaha gobolka sanaag waa ismaaciil bebeje oo hawlgal ujooga xeebaha cidlada ah ee xumbeys isagoo hub iyo rasas yaman laashka keeney uu kuwareejiyay jabhada gobolka sanaag ee xaq udirirka ah maanta kuseddex ayuu laashku yimi xarshow oo ah deeganka maydh barigeeda isago mstr bebeje usii janjeedhay xaga jabhada hadeera waa badheedhay wauxu wata oo hubka xamaasha lix askari oo qoyskiisa ah beebeje.