Bohol
VIP
Secret recordings from Villa Morgan which will be shared soon.
Madaxwaynaha waxa loodhigay Shirqool ladoonayo in lagu dilo markuu Bari tago Qolada Garxajis Bari ayaana kadanbaysa dhamaantood way diideen in ay soodhawaynta madaxwaynaha kaqayb qaataan Duqa Ceerigaabo ,saraakil Ciidan ilaa madax dhaqameed koodu Arinta way kawada Socdaan," #Codsir ah oo laga duubay sarkaal Madaxtooyada Katirsan oo Muuse Biixi lahayba ayaa sheegay in Muuse Biixi kabaqay shirqool lagu dilo sidaasna ubaajiyay Safarkii gobolada Bari " Xogtan oo Dhamaystiran dhawaan dhagayso