Puntland policy is right, qabilada waa inay iyagu isjecladan oo heeshiyan markeedi hore kadib laga hadla sidi loo wada noolan laha ama loo kala tagi laha. Isaaq haka soo shaqayo kelebku yaa runta uu sheego nacaskani, maxaa dhulbahante ka galay, waa sheekadi aideed oo qabiilo kale rabay inu soo wada xirto. Warheedhe adigu gurigaga soo hagaajiso ayaa la dhaha, waba arin fogge inaad harti ka hadashid iyo qabilo kale, taan isaaq keliya hadu ka soo bixi karo markas ayaa laga hadlaya somalia.
Somalia qabiil bay uu burburtay uma burburin boqor engris ba madax ii ah waryaa, qabiilku waa inu iyagu isku heeshiyan mamul markeedi hore oo wax wada gabsadan si loo arko qabiilka ay ka socon la'dahay somalia. Just go fix isaaq tell this guy the truth, tell him secession will be talked about but it will never happen with SSC but only Isaaq regions if it does ever happen. But we must see you unite and see happy isaaqs first.
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.