Muuse Bixi calls for emergency meeting

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
Biggest issues being Ceel Afweyn and Tukuraq.


1. In colaada deegaanka Ceel-afweyn loo soo afjaro sida ugu dhakhsaha badan, isla markaana Qaranka oo dhan ka gurmado arrintaa si wada jir ah.

2. In xannafta iyo kala fogaanshaha siyaasiga ah ee ka dhashay doorashadii madaxtinimo ee dalka ka qabsoontay la iska bogsiiyaan Xukuumadda iyo Axsaabta Qaranku.

3. In colaada iyo dagaaladda ay ka huriyeen deegaanka Tukaraq Maamulka Puntland iyo Dawladda Soomaaliya meel looga soo wada jeesto, oo si heer Qaran ah loo waajaho dawlad shicib iyo axsaab qaran ba.

4. In kor loo qaado xawliga dhaqan-gelinta mashaariicda horumarineed ee loogu talo galay deegaannada gobollada barriga.

5. In beesha Caalamku ogaato in gar-darro qaawan iyo dagaalba ay dawladda Soomaaliya ka bilowday, kana hurisay deegaanno hoos yimaada Tukaraq oo ka tirsan dhulka Jamhuuriyadda Somaliland.

6. In beesha Caalamku ogaato in Jamhuuriyadda Somaliland ay mar kasta u taagan tahay nabad iyo daris wanaag ka hirgala guud ahaan gobolka Geeska Africa iyo gaar ahaan xuduudaha u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, balse lagu war-gelinayo in Jamhuuriyadda Somaliland iyo shicibkeeduba diyaar u yihiin in ay iska difaacaan gar-daro iyo dagaal kasta oo lagu soo faro-galiyo xuduudaha lama-taab-taanka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ka dhaxashay Isticmaarkii Boqortooyadda Ingiriiska, Axdi Qarameedka Midowga Afrikana waajibinayo.

http://burcoonline.com/articles/734...ranka-Iyo-Madaxwaynayashii-Hore-Ee-Somaliland
 

Cumar

Ilaahay Gargaaryeey Gabiley Qurux Badanaa
VIP
Here are the photos from the emergency Cabinet meeting hosted by President Bihi tonight at the Presidential Palace in Hargeisa:

Present are former President Dahir Rayale, Vice President Saylici, Chair of the house of Parliament House, Leaders of Opposition Parties, Prof. Ali Khalif Galaydh & the Chief Justice of Somaliland.

DdWOVSuX4AMfUBa.jpg
 
Last edited:
Ali Khalif? Looks like he put down the Khatuumo scarf. He keeps it tucked away underneath the Puntland scarf, both folded to perfection.
 

DRACO

VIP
Meeting was planned for after 18may,when everyone is in town. :mjlol:
Another false story reer buuqland want to jerk off to kkk:chrisfreshhah:
 
Status
Not open for further replies.
Top