Need help translating this af Somali

Status
Not open for further replies.

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Hadu illahay ku roon yahay bax oo quwaso nijasoda iska meer ee san isku dhan San sii ma ahan bax oo tuuko inta kuluga tuukan ma garatey waryaa

Typo I corrected it
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Weeye ka taala tabcaan ba tahay San maba ku fiyowid falaabo ba kugu suuriya weey ku dhamatay Ileen waa Iska socota sidi xoolaha camal

Typo I corrected it good looking out my g :salute:
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
I need this translated aswell. Me and this guy are having communication breakdown
Break down ma ahan bradar start up weeye matoorka kugu raqiban ba iistaagay markas maaso ba kugu shiday sidu u shaqeeyo ma garatey waba ku cawiniya adigona maba oogid see weeye camal boowe
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Bradar aniga ku joogo meesha waxna ha ka wal walin dhadkan badana Maxa weeye gaalo oo iis nacay deen iyo dhaqanba laheen ma garatey warkooda eey ba cuunay ma fahamtay miise far waa weyn ba kugu qora camal
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Maxa weeye Ina fahamtid meeshan Maxa weeye meel maryoole markas waa muqadis Ina luqadaa somali'eed baratid ma garatey geele:ufdup:
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Aniga ma walaan miise caden ba lagaa hesayaa war meesha waa lugu dhamaday waxba laiskuma haayo sidi dhibiga ba iskala socda wallahi waa aduunyo gadoon :wow:
 

Cognitivedissonance

A sane man to an insane society must appear insane
Stay WOKE
VIP
Status
Not open for further replies.
Top