New clan infighting in Shabeelada dhexe

Maxamed muuse and Cabdalle caroone


This comes while they are holding "reconciliation" aka cambuuleysi conference in there.

Abgaals love to talk about Xawaadle and Sharanshuurs when they are slaughting eachother 🀣🀣

Labo wiil oo abgaal ah oo xoolahooda dhaqanaya ayaa waxaa dilay Abgaal kale. Bisinka imagin cabsida ay ku noolyihiin dad isku beel ah east Middle shabelle waa jaxiim .





Screenshot_20230715-131248.jpg
 
Last edited:
Ceebeey tacaal. Wasiiradii na soo dhex gala ay u direen Ceelbaraf iyo Jalalaqsi oo ku soo cararey dagaalka cadale ee Abgaal dhexdiisa 🀣🀣

Should we attack these animals while their antlers stuck together and annex Cadale? 🀣🀣

Screenshot_20230716-110344.jpg

Screenshot_20230716-110038.jpg


Screenshot_20230716-102852.jpg
Screenshot_20230716-110038.jpg
Screenshot_20230716-110038.jpg


Screenshot_20230716-110913.jpg



Screenshot_20230716-111104.jpg


Screenshot_20230716-111335.jpg

Screenshot_20230716-111347.jpg
Screenshot_20230716-111335.jpg
 
Last edited:
Galmaax prefer Xawaadle president in Hirshabelle bc the Cawaan l harti are armed by isbaarist guudlaawe and xassan dhicisow we should give them the vice president and move next to them


Abgaal are using s
Hiiraan sharanshuur when we can use Abgaal against Abgaal 🀣🀣

We should pay galmaax for their hotelo meeting we should hire some cawaan caroone to kill galmaax it will cause the biggest war between Abgaal 🀣🀣

We have alot of cards that we never used
 
Wadadii Cadale ooy Xireen galmaax saaka isbaaradii guudlaawe lacag ma helin wax harti oo mari kara maleh 🀣🀣

Dhinaca kale dhowr tuulo ayaa laga qaxay oo war zone ah.
Screenshot_20230717-091630.jpg


Screenshot_20230717-091630.jpg


Screenshot_20230717-091736.jpg
 
Harti Abgaal isbaarists in Jowhar have joined their cawaan brothers Cabdalla Caroone war against Maxamed Muuse(Galmaax)

This war may spread into Xamar after Galmaax called to kill Caroones in there.


"Dagaalka maanta u dhaxeeyey beelaha walaalaha ah ee Yusuf Galmaax ( maxamed muuse ) & Cabdalla caroone waxaa ku soo Biiray ciidamo uu wato dhiigyo cabka Kornel XASAN DHICISOW oo ka soo jeeda BEESHA WARSANGELI , walaal taasi waxay muujineysaa in dagaalka u dhaxeeya Yusuf Galmaax ( maxamed muuse ) Cabdalla caroone ay Hurinayaan BEESHA WARSANGELI gaar ahaan Kornel XASAN DHICISOW & REER ABUUKAR CUMAR CADAAN , xog muhiim ah oo laga soo xigtay waxgarad ka soo jeeda BEESHA CABDALLA CAROONE waxay sheegeen in dagaalka u dhaxeeyey dhowr bilood ka hor BEESHA AGOONYAR GAABANE & CABDALLA CAROONE waxaa ka dambeeyey BEESHA WARSANGELI XITAA DAGAALKA U DHAXEEYEY CELI CUMAR & CABDALLA CAROONE EE LAGU GUBAY TUULADA KOORGAAR waxaa ka dambeeyey BEESHA WARSANGELI sidaa waxaa yeri waxgarad ka soo jeeda beesha Cabdalla caroone. WALAAL Akhriso Qoraalkan fekerkaa waad ka dhiiban kartaa. Waa xog xaqiiqo ah"





Screenshot_20230718-021131.jpg


Screenshot_20230718-021507.jpg

Screenshot_20230718-021208.jpg
 
Last edited:
Al cawaaniya Al dameeriya oo faraha ka baxdey saaka dagaal culus ka socdo lagu gubay tuulo dhan soomaaleeey cawaankaan sanku dhuudhiga ah maan wax ku darsan karnaa? 🀣🀣

Screenshot_20230719-114213.jpg






" waxaa mar kale dagaal Dib uga qarxay tuulooyin hoos yimaado cadale iyo raage ceele dagaalka ayaa u dhaxeeyo meeleeshiyo beeleed ka kala soo jeedo cadale iyo raage ceele oo dhawaanahaan dirir u dhaxeysay.
Waxaa la sheegayaa dagaalka oo ah mid culus uu dhaliyay dhimasho iyo dhaawac sidoo kale wararka ayaa sheegaya in la gubay tuulo hoostimaado degmada raage ceele oo geyfo lagu magacaabo."





"Beelaha Habar Nugaale Iyo Warsangeli Oo Toos Ugu Soo Biiray Dagaalka Ka Socdo Degmooyinka Cadale Iyo Raaga Ceelle, dagaalka oo weji kale yeelan doono.

Waa ciidamada beesha habar nugaale iyo warsangeli oo dagaalka ka qeyb qaadanaayo, goobasho weey dhaaftay lama dhihi karo, beesha maxamed muuse waa leysugu tagay"





"Shabeladda dhexe waxa ka dhacay maanta waxaan dhihi karnaa waa musiibo, dad iyo duunyo wax leysku dhaafay ma jiraan.

Abgaal oo 2023 sidaan isku galaayo, caqli ma jiryo."










"Waxa maanta ka socda inta u dhaxeysa Cadale iyo Raage-Ceelle waa musiibo, dhiig ayaa daadanaya oo dad walaalo ah. Fool xumo iyo ceeb ayaa halkaas ka socoto!

Abgaalow abgaalow abgaalow saan xal idinma aha ee xal kale keenna.

aaway dadkii laga dambeyn jiray oo garta goyn jiray?
Aaway Ugaaskii abgaal mise Malaha?

Madaxweyne xasan shiiq 4.5 ayuu kursiga ku fadhiyaa, markii hawiye laga soo tago abgaal ayuu ku metelaa miyuusan xal u keeni Karin umaddaas uu mayalo?

"Anigu yaabay"?


Xuseen Cabdulle is maxamed muuse who are massacred by harti the only voice of his people ma la iibsan doonaa?

Screenshot_20230719-113855.jpg
 
Last edited:
All harti have joined the war wacbuudhan including Daauud must send gurmad to Maxamed muuse

"War bixin dagaalkii saakay
Abaarihii sagaalka barqanimo waxaa qarxay dagaal aan waxba leysku reeban waxaana soo qaaday maleeshiyo kasoo kala jeedo cida aan is heyno ee Abdalle caroone iyo maleeshiyaad habar nugaale iyo warsangeli , maadaama dagaalka maal mahaan Yusuf galmaax ku gacan sareeyay ee Abdalle carone naf biday inoo difaac soo geli waayo dhulkiisa lagu weeraraayay waxee u hiil doonteen lamadaas qabiil ee aan kor kusoo xusay, weerarka saakay abdalle iyo xulafadiisa waa lagu jabshay , harti abgaal waxaa usuura gashay in Yusuf galmaax soohinta ee keenaan ka dib dagaal saacado qaatay , libinta waxaa sheegan kara ninka harti abgaal saakay iskugu tageen ee wax ka qaadi waayeen ayagoo guul ka raadinaayo tuullo si dhuumaleysi ah lagu gubay ee tahay guul facebook lala yimaado

Intoo dagaalka socday niman mooto FICON wato ayaa si dhuumaaleysi ah dab qabadsiiyay tuullada geyfo qaarkood gacanta ayaa lagu dhigay waxeyna udhasheen beesha Habar nugaale cadeyn iyo marqaati baa idinla wadaagi doono

Dheysha haddee kow tahay abdallow minuu harti abgaal markasta ku difaaci karyo , ani maalin kastaa dhulkaada inta soo gallo bursha shiiq kuugu imaadaa adi soohinta xitaa masoo gaari kartid tabartaada waa ogtahee adna awoodeyda waa ogtahay dagaalkana waa inoo rukun maalin kasta"
Screenshot_20230719-115233.jpg



Ficlan these people are cawaan 2023 they are burning their own villages

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@The Midlands what is the 'war' over, is it the usual suspects;

1. Expansionism
2. Aanoyin/Revenge
3. Political interference from hamar elites and using these ppl to air it out?
4. Land Resource conflict
 
@The Midlands what is the 'war' over, is it the usual suspects;

1. Expansionism
2. Aanoyin/Revenge
3. Political interference from hamar elites and using these ppl to air it out?
4. Land Resource conflict
Just sankudhuudhi Cawaans with no Dhaqan Somali. I can understand if it was between two different subsubclans but they have

Daauud vs Waceysle

Cabdale carooni( harti) vs celi(wacbuudhan)

Warsangali vs Awbakar both harti .
Agoon yar vs cabdalle carooni both harti
Awbakar gaabane vs cabdallw carooni both harti
Maxamed muuse(wacbuudhan) vs Cabdelle caroone(Harti)
Warsangali(Harti) vs cabdule galmaax(wacbuudhan)

Warsangali(harti) vs Celi(wacbuudhan)

Celi(galmaax wacbuudan) vs mataan( galmaax wacbuudhan 5 years war)
Warsangali vs awbakar both harti

Cabdale carooni( harti) vs celi(wacbuudhan)


 

A lot of casualties are being reported in Eastern Middle Shabelle.

Abgaal is truly a uncivilised clan and in 2023 fighting each other using SNA weapons.
 

A lot of casualties are being reported in Eastern Middle Shabelle.

Abgaal is truly a uncivilised clan and in 2023 fighting each other using SNA weapons.

Where are their elders? And why haven't their neighboring clans been able to mediate between them? Doesn't HSM have the power to intervene and do something for his people, even if means using state resources to put an ending to the infightings? :francis:

Ilaahay colaada ha ka qaboojiyo beeloyinka shabeelada dhexe
 

convincation

Soomaali waa Hawiyah Iyo Hashiyah
VIP
@The Midlands what is the 'war' over, is it the usual suspects;

1. Expansionism
2. Aanoyin/Revenge
3. Political interference from hamar elites and using these ppl to air it out?
4. Land Resource conflict
There’s a β€œproblem” subclan that is continually causing fitna. But inshallah this will all be dealt with internally and peacefully.
 

Trending

Top