Mudane Maxamed Amiir focuses on these issues in his first meeting on office.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlay Qorshaha dar-dargelinta Bilicda Caasimadda, wax ka qabashada Biyo qabadyada iyo biyo mareenada, Amniga iyo u diyaar garowga doorasho qof iyo cod oo ka dhacda Gobolka Banaadir.
Duqa Muqdisho ayaa shirka kusoo bandhigay Qorshayaasha hortabinta u leh oo ay ugu horeeyaan Magaalo Nabdoon, Nadiif ah, Cagaaran, Bulshada Caasimadda oo hesha adeegyada aas-aasiga ah iyo in talada dib loogu celiyo Bulshada si ay usoo doortaan hogaankooda.