Bari waxaa isla sheekeystay gabar 15 jir ah iyo will ilaa 20 jira ah. Gabadhii iyo wiilkii markay waqti wada sheekeysteen waxay ku heshiiyeen inay isguursadaan. Heshiiskooda waxaa ka mid ahaa inay isla baxsadaan sababtoo ah wiilka xoolo iyo lacag toona muu heysan.
Wiilkii baa gabadhii ku yidhi habeenkii markay 12:00 AM tahay is diyaari markaas baxsanaynaa. Gabadhuna way ka yashay waxay tiri ima waynaysid. 12:00 habeenimo markay aheed buu yimi wuuna la baxsaday. Gabadha aad bay kugu faraxday oo waxay is leedahay ninkii aad jeceleed baad cawa heshay lakiin balaayo baa ka raacday.
Nin musiiba ah buu ahaa. Intuu gabadha asagu guursan lahaa Waxuu u geeyay nin 50 jir ah. Ninkii 50 jirka ahaa baa gabadhii loo xirxiray oo qasab ku xoogay. 2 weeks buu kufsanayay, dilayay, wax kastoo doonan ku sameynaya.
Waxay isku day'day inay ka carartoo marar badan lakiin markasta waa lasoo qabanayay. Calaa kuli xaal, 2 weeks markay dhibkaas ku jirtay waxay fursad u heshay inay baxsato.
Sheekadaan waxaa laga qadanayaa inay waalidku caruurtooda ka war hayaan siiba gabadhaha.
~This is a true story~.