SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
Due to specific threat intelligence.
[/QUOTE]
WAR DEG DEG: Sarkaal Ciidan oo lagu dilay Degmada Hodan.
By
Rashka
-
4th November 2017
Wararka naga soo gaaraya Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow sarkaal ciidan lagu dilay xaafada Jaamacadaha ee Magaalada Muqdisho.
Kooxo Bistoolado ku hubeysan ayaa toogtay Sarkaal katirsan Ciidanka Booliska oo lagu magacaabi jiray Maxamed Dheere, kaasoo si weyn looga yaqaanay Degmada Hodan, Dilka ayaa rasmi ahaan uga dhacay dhabarka danbe ee halka uu ku soo dago qaadka ee loo yaqaano Beerta Qaadka.
To kill highranking officials without getting arrested means u have serious power in the city.
If Alshabab wants they can capture some districts such as dayniile, huriwa and parts of Yaaqshiid.

Last edited: