Oromia State Forces seize Qoloji and it's environs near Babile

1000028190.jpg
 
Karamara TV on Facebook reports

DAAWO: Oromada oo la wareegtay Qoloji ayaa halkaas ka taagay calanka Oromiya. Ma jirto cid iska caabbiday oo isku dayday inay difaacato dhulkaas.

Wararka yaa sheegaya in Oromadu ay u sheegtay barakacayaasha Qoloji inay ka guuraan halkaas.

#UPDATE: Waxa ka socda Baabili & Duleedka Jigjiga

Maalintii shalay dhulka Soomaalida ee Baabili oo ah Qoloji agteeda yimid wefti ka socda deegaanka Oromada oo hoggaaminaya dalxiiseyaal kasoo jeeda deegaankaas.

Waxa halkaas laga qaaday maleeshiyaadkii Soomaalida iyo ciidamadii kale ee goobta joogay, si Oromada loogu fududeeyo inay si fudud ku yimaaddaan dhulkaas, waxaanay ka taageen calanka Oromada.

Saaka ayaa waxa Baabili yimid oo gudaha Deegaanka Soomaalida soo galay ciidamada Oromada oo ay wehelinayaan kuwa baamboyda oo iyaguna fadhiistay, sidoo kalena calankooda ka taagay Qoloji agteeda, waxaanay sidoo kale halkaas ka qaadeen heesta astaanta calanka Oromiya.

Xukuumadda DDS ayaan ka hadal arrintan, sidoo kalena waxa la garan la'yahay sababta uu Madaxweyne Mustafe halkaa uga soo qaaday ciidamadii hore u joogay.

Sida ay arrintu u socoto, waxay u muuqataa in dhulkan Oromada lagu wareejiyey oo uu Madaxweyne Mustafe u gacan-geliyey Oromada, maadaama uu kasoo qaaday ciidankii halkaas joogay, sidoo kalena aanu wax tallaabo ah qaadin iyadoo dhulkiisii calan kale laga taagay oo ay ciidamada deegaan kale yimaaddeen.

Wararka ayaa sheegaya, in ciidamada Oromada ay ku amreen barakacayaasha Qoloji inay guuraan, iyaga oo ku wargeliyey in dhulkaas ay Oromo leedahay.

Wixii kasoo kordha dib ayaanu idiinka soo gudbin doonaa.

Emir of Harar

Make Harar Great Again

Yeah qoloji was a contested area. It's officially within the borders of oromia on the map but when I went there on ground it was governed by somai region.
I'm trying to call my friends there but they're not answering just hope they're okay.
 
Top