Bohol
VIP
The funny thing is they are claiming it was 3 SY sub clans that were involved in the recent clash
when it is actually one community called Idarays (Maxamed Sacad) that lives in Ceel Afweyn
and Dararweyne areas. The other funny thing is they are crying why there is no troops in
Bohol, Shoodhe, Ceel La Helay etc well duh those areas are 100% SY .
"Dagaalkan mudaba ka socday deegaanka Ceel-Afweyn oo ah dagaal ay u dhantahay
beesha dhinaca kale ee Sacad Yonis (reer mohamud, Idarays, Xasan Sacad)"
July 26, 2017
Baaq-Guddida-Beesha-BAHO-Biciide
Baaq Guddida Beesha BAHO-Biciide Ka Soo Saartay Shaqaaqada Ka Taagan Degaanka Ceelafweyn Iyo Dararweyne+ Fariina Uu Dirtay Xukummada Somaliland
Anagoo ka duulayna dhibaatooyinka ay beeshu ka tirsanayso xukuumada oo si cadaalad darro ah ula dhaqantay beesha Bahood ayaanu garanay inaanu qoraalkan
KU: Gudida Nabadgelyada Somaliand
OG: Wasaarada Arimaha Gudaha
OG: Wasaarada Gaashaandhiga
OG: Madaxtooyada Somalailand
OG: Golayaahsa Guurtida iyo Sharci Dejinta.
Ceelafweyn (Burcoonline) 26.07.2017 Anagoo ka duulayna dhibaatooyinka ay beeshu ka tirsanayso xukuumada oo si cadaalad darro ah ula dhaqantay beesha Bahood ayaanu garanay inaanu qoraalkan usoo gudbino gudida heer qaran ee nabadgelyada somaliland.
Dagaalkan mudaba ka socday deegaanka Ceel-Afweyn oo ah dagaal ay u dhantahay beesha dhinaca kale ee Sacad Yonis (reer mohamud, Idarays, Xasan Sacad) oo kaashanaya Habaryonis bari taana ku cadaynayna dhimashada iyo dhaawacyada jira ee ka dhashay dagaalka.
Geesta kale waxaanu xukuumada ku eedaynaynaa in ciidamada qaranku uu yahay mid dhinac ka raran oo cabudhin iyo cadaadis ku haya beesha Bahood taasi oo lagu gadoomiyey melahii ay beeshu tegi jirtay , iyagoo aanay joogin kana hawl gelin gebi ahaanba deegaanka beesha sacad yoonis sida Bohol, Ceel lahelay, Shoodhe iwm.
Khaladaadka jiraa kuma koobna intan oo keliya ee waxaa jira in qaar kamida saraakiisha ciidanku ay diideen in la fuliyo xukunkii dawlada ee ahaa in gebi ahaanaba la burburiyo Dogoble baraagahii ku yaalay waxaa kale oo la sii daayay ragii Sincarro ku dilay sadexda nin iyo gaadiidkoodii, ragii jebiyey dhaarata iyo boonkii loo dhigay.
Waxaanu rabnaa in xukuumadu si dhaba wax uga qabato arimahaas kor ku xusan iyadoo beeshu dhawr jeer oo hore kala hadashay cidda ay khusayso hadii kale waxay noqonaysaa in aanay beesha Bahood u dulqadan doonin tacadi ku yimaada oo aanu anagu gacmahayga ku xalin doono.
Wa Bilaahi Tawfiiq.
ALLA =============MAHADLEH
GUDIDDA DHAQANKA EE BEESHA BAHOOD.
http://burcoonline.com/articles/636...rweyne-Fariina-Uu-Dirtay-Xukummada-Somaliland

Last edited: