Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ah hogaamiye leh aragti siyaasadeed oo cad iyo qorshe fulineed oo ku aadan xal u helida dhibaatooyinka siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho ee hortaagan dawladnimadeenna waxa uu soo bandhigay 6 qodob oo aasaas u ah dib u yagleelidda dawlad Somaaliyeed oo hana qaad ah oo ka baxda kumeel gaarnimada. Qodobadaa lixda ah waxa ay noqdeen kuwa loo riyaaqay oo si weyn looga soo dhaweeyay dalka gudihiisa iyo dibadiisa.
Afar sano kadibna waxa suura gashay in Madaxweyne Xasan uu ku guuleysto hirgelinta siyaasado iyo qorshayaal badan oo ku qotoma qodobadaa lixda ah, taa oo saameyn ballaaran oo mug leh ku yeelatay xasiloonida iyo horumarka ka hirgalay dalka mudadaa kooban. Haddaba waxaan si taxana ah oo kooban mid mid halkaan ugu soo bandhigigeynaa muuqguulo ka hadlaya guulahii ka dhashay hirgelinta qodobadaa lixda ah ee kala ah:
Tiirka 1aad
Xasilinta Dalka iyo Sarreynta Sharciga
Tiirka 2aad
Dib u habaynta iyo kobcinta dhaqaalaha dalka
Tiirka 3aad
Nabadaynta iyo dib u Heshiisiinta
Tiirka 4aad
Dib U Habaynta iyo soo nooleynta adeegyada Bulshada
Tiirka 5aad
Midnimada iyo Wadajirka Ummada Soomaaliyeed
Tiirka 6aad
Ilaalinta iyo Dhaqangelinta Xiriirada Caalamiga ee Siyaasada Arrimaha Dibada
https://www.facebook.com/Qabyotirka/videos/620099078169544/