DEVELOPING NEWS Puntland begins counterterrorism operation against ISIS and Al-Shabab

IMG_3016.jpeg

The Somali community in Congo DR has shown solidarity by generously donating $65,000 to support and aid injured soldiers bravely fighting in the mountains
 

Somali Saayid

Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeysaa
VIP
#UPDATE Madaxii kooxda Argagixiso ee haystay Tuurmasaale ilaa Dhasaan Abdullaahi Tunuusi ayaa la helay dhamaan agabyadiisii, waxaana la xaqiiqsaday in lagu dilay dagaalkii dhacay 11-kii bishan, ka dibna kooxda Argagixiso ayaa meydkiida ku qarxisay Diyaarad Drone ah si aan loo aqoonsan.

Abdullaahi Tanusi oo hadda la hayo dhammaan qoraaladii kuqoray gacantiis intii uu noolaa ciidamadii uu xukumayay tiradooda, agabka ay wateen & dalalka ay kasoo jeedaan, kuwaas oo muujinaya jabka Argagixisada.

Waraaqahan hoose, ayaa muujinaya hub kasta oo uu bixiyey, dadka u dhiibay, ciidanka uu dagaalgashay & dalalka ay kasoo jeedeen, kuwaas oo dhammaan cidna kasoo laaban, isaguna ugu dambeyntii gacanta ciidanka Puntland uu ku baxay.

Kaliya Tunuusi, maaha madaxda Argagixiso ee la dilay, ee intii ugu badnayd oo ajaaniib ahayd, ayaa buurahan u noqdeen Qabuuro ay bahdilan ugu qur-baxaan.

In dhammaan cadeymahan ay ka cararaan kooxda Argagixiso, waxay muujinaysaa in ay si xun u jabeen.

1000007039.jpg


FB_IMG_1740328095769.jpg

1000007041.jpg
 

Manzana

𐒖 π’šπ’’π’˜π’‚π’—π’† 𐒖𐒒𐒆 π’ˆπ’‚π’‡π’™π’’π’Œ π’π’šπ’’π’‚. PIM.

Trending

Latest posts

Top