Puntland Govt Begin Galkacyo Airport Rehabilitation

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
VIDEO: Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Dayac-tir iyo casriyeyn lagu sameynayo (Sawirro)
Duulista-Hawada-5-777x437.jpg

POSTED BY: JIBRIL QOOBEY JULY 8, 2021

Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland ayaa maanta daah-furtay dayactir iyo casriyeyn lagu sameyn doono garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug, Iyadoo dayactir lagu sameyn doono 2-KM oo kamid ah dhabbaha ay diyaaraduhu ku ordaan.

Sidoo kale, Qeybaha la dhigo Taxi-da iyo Aprone-ka Garoonka ayaa loo dhisi doonaa si casri ah, Waxaana garoonka laga dhigi doona mid ay kusoo dagi doonaan diyaaradaha Jet-ka ah.

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Hon Ilyas Osman Lugatoor, oo daah-furay dayac-tirka Garoonka ayaa sheegay in garoonka loo diyaarin doono si casri ah, si ay u caga dhigtaan garoonka diyaaradaha caalamiga ah.

Munaasabadda daah-furka dayactirka iyo casriyeynta garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada, Guddoomiyaha gobalka Mudug, Maamulka degmada Gaalkacyo iyo Maamulka Shirkadda Waddaniga ah ee Kebarco oo ku guulaysatay dhisaysa garoonka.
Duulista-Hawada.jpg
Duulista-Hawada-3.jpg
Duulista-Hawada-4.jpg
Duulista-Hawada-5.jpg
Duulista-Hawada-6.jpg
Duulista-Hawada-8.jpg
Duulista-Hawada-7.jpg
Duulista-Hawada-9.jpg
Duulista-Hawada-2.jpg
Duulista-Hawada-11.jpg
Duulista-Hawada-1.jpg
 
How many airports they need. There are like zero flights so what will they use it for?

Better fix roads that more people will benefit from.
 

repo

Bantu Liberation Movement
VIP
They should have sold off the airport in lots so they could fund a new one outside the town. It's too close to the town as it is.
 
Yes love to see Abdulahi yusef airport getting the attention in needs. Galkacyo is going to be a world class city
 
Top