Puntland Govt Restores Their Economic Independence. Victory

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Faahfaahin samaynta Santuukha horumarinta Puntland

FB_IMG_1691536668879.jpg

POSTED BY: IDIL NEWS STAFF AUGUST 8, 2023

Somaliya,waxaa wax loo qaybiyaa Sadex qaybood oo kala ah…

1.Somaliland.
2.Puntland.
3.Bartamaha iyo Koonfurta.

Dowladihii Faroole iyo Gaas oo xeerinaya in Dowladnimada Somaliya soo kabashadeedu dhaqaaqdo,ayaa tanaasul ka sameeyay arimo dhawr ahaa…

1.In Somaliya KMG laga saaro oo loo aqoonsado Dowlad rasmi ah.
2.Heshiiskii Baydhabo ee Khayraadka.
3.Usoo wareejinta Xamar Hawada Somaliya.
4.Barnaamijkii (New Deal).

Haatan Dowlada Deni hogaaminayo way ka hawlgashay ka daba taga arimahaas lagu deg-degay Saxiixooda.

Way ku guulaysatay Qodobo dhawr ah,iyadoo iska caabisay cadaadiskii BC iyo dagaalkii Villa Somaliya.

PL waxay ku adkaysatay in dib loogu laabto wax qaybsigii Sadexda Waaxood ilaa inta laga helayo Dowlad Somaliyed oo masuul ah.
BC ,way aqbashay doodii PL,waana mida keentay in la yagleelo Golaha horumarinta Dhaqaalaha PL oo noqon doona…
1.Santuukh lagu shubo dhaqaalaha horumarinta PL.
2.Xarun uhawlgasha soo jiidashada maalgashiga.

Golahan,waxaa Gudigiisa Xubno ka noqon doona Wakiilo BC ah si kalsoonida lagu qabo kor loogu qaado.

PL way diiday in Mashaariicdeeda Xamar lagu farataysto oo Calaal yar loosoo gudbiyo.
Sidoo kale way diiday in ay usii dulqaadato Siyaasadaynta Mashaariicda horumarineed.
Wadankan inta uu yeelanayo Dastuur ilaaliya xuquuqaha Muwaadiniinta oo xakameeya hogaamiyaha aan masuulka ahayn PL way Madax banaanaanaysaa.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Libaax-Joore Abbe Deni ninka ka hor yimaado ana togan doono, waa nin soo celiyay sharafta iyo gobanimada puntland, f*ck u aaran jaaan iyo cilmo diyaano, Dr Osman hubka wuxu uu ridayaa Abbe Deni. Anigu keliya waxay iga tahay siyasada puntland in la dhowro, I don't care qabiil.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I will add the following yaan lagu degdegin dawladani hamar oo handicap ah oo trusteeship status leh, Xataa beesha calamka don't have any international confidence in them and live in Halane in shipping containers, we must tell beesha calamka, when u show your confidence, so will Puntland, but don't pressure PL to do what the world refuses to do.

Legally speaking the SFG and PL constitution already says PL is independent untill constitution is finalized, so the SFG has no leg to stand on or else it's legality will be questioned if it rejects PL independence in both constitution.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Before PL decides to re-join Somalia, PL govt must demand that a number of milestones must be achieved.

1. Completion of constitution and recognized by PL and the SFG not 1 side
2. International confidence in Somali govt not when it's treated like a trusteeship and they live in halane shipping containers
3. Rule of law, Strong Institution, and Security
4. Local confidence across traditional-social-political-business sections in South Central, we won't join Somalia if the locals hate the SFG government like @The Midlands who will be used as a 'metric' to determine hawadle confidence in the SFG as they won't tolerate hotonimo and created the irir legacy so they have political capital ay ku shaqayan the hotos/dir till today, same with Rahanwayn who have a strong political acumen and created our federalism vision. JL will also be a big 'measurement' tool to determine if they hold any confidence in the SFG since absame is the founder of pan somali philosophy.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
If only Puntites took my advice, war anigu xil idin kama rabe, war waxan idin siinaya 'astaamo iyo calamado' aad ku qiyaasi kartan dawlad kasto hamar joggo, rather then relying on 'good will' but strong scientific measurements.
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
@Libaax-Joore Abbe Deni ninka ka hor yimaado ana togan doono, waa nin soo celiyay sharafta iyo gobanimada puntland, f*ck u aaran jaaan iyo cilmo diyaano, Dr Osman hubka wuxu uu ridayaa Abbe Deni. Anigu keliya waxay iga tahay siyasada puntland in la dhowro, I don't care qabiil.
Beesha muse sultan support xurmadle said abdullahi deni
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Libaax-Joore This is the true messiah of Puntland and this what my dad said. Deni waa Messiahgi Puntland.

1. Aaran jaan iyo cilmo diyaano he made them into jajus and political midg0
2. Las anod returned under Deni
3. New economic council with beesha calamka as xubin where we manage our own projects with development shared as as North-West, North East, South Central
4. Father of democracy
5. Father of development aan PL weligeed soo marin before with any president.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Libaax-Joore I am dancing like this, knowing PL masharic will never have to go thru isbaarada hamar ever again, we wasted since 2012 when somalia was made official govt by gaas till now with the SFG isbaaro on our development.

George Bush Dancing GIF
 
Last edited:
Top