DEVELOPING NEWS Puntland Military Forces arrive in Wisil,Galmudug in joint effort to fight AlShabab


Puntland and Galmudug are coordinating the takedown of AlShaydan, whilst the expired regime of Farmaajo (and his fans) support AlShabab.


Galkacyo meeting:


History of conflict:

1. AlShabab attacks Galmudug:

2. Farmaajo's expired regime refuses to help and is sabotaging Galmudug to help his clan recapture lost land.


3. Puntland steps in to assist as they did in 2017 when AlShabab attacked the same regions.
 
Governor Sanyare loves fighting AlShaydaan :ftw9nwa:

E99dpSgUUAAWhxG
 
Last edited:
Sanyare may Allah bless him he has done a lot for Puntland and we from Galmudug have benefitted from him.

The people of Galmudug and Puntland are united against Al Shabab. That terrorist organisation has no chance
 
Whilst Sharmaajo openly sabotages the military campaign against AlShaydan, his supporters aka the "N&N" BOT farm have abandoned the fake Wadani image and are openly cheering for AlShaydaan to capture Galmudug.
For years we have been telling everyone that Sharmaajo is morally debased but we were all accused of being qabiilist and disingenuous.

toldyou-itoldyouso.gif
 
First batch of Puntland forces join units of Galmudug's military stationed less than 2 miles from Xaradheere town.


This is the front line between Galmudug forces and Al-shabab terrorist who have been pushed back 80 kilometers this past month. Al-shabab has no chance against the united peoples of Galmudug and Puntland. Reports are that some have already started surrendering after seeing the reality.

241057822_126236936408743_9036346583993405312_n.jpg


241031874_126236979742072_2266595044269239990_n.jpg
 
Now terrorist have nowhere to hide, so whether it be in Xarardheere, Dhabad, South or North Mudug, the security pact GM and PL have will help us hunt those terrorists escapees wherever they are.

 
Last edited:
Now terrorist have nowhere to hide, so whether it be in Xarardheere, Dhabad, South or North Mudug, the security pact of GM and PL have will help us hunt those terrorists escapees wherever thy are.


They start defecting after seeing the unstoppbale victorious march of Galmuudg military. We have US air power and the local HG population give is milk, camel meat and intelligence.

We've built military bases in Camaara, Qeycad and Bacadweyn. Even reer Bandiradleey and reer Galinsoor are in this battle. Reer Cadaado have also joined. And now Puntland has joined our ranks.
 

Clllam

Γ†
Werent danab forces also included in the offensive last month against AS? I don’t think they’re low on anything but are going to continue their offensive in the last AS district in Mudug
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Puntland iyo Galmudug oo wada-hadalo uga socdaan jiidaha dagaalka
FB_IMG_1630481608444-720x437.jpg

POSTED BY: JIBRIL QOOBEY SEPTEMBER 1, 2021

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Mudug G/Sare Muumin Cabdi Shire, iyo Saraakiil uu hoggaaminayo oo katirsan Ciidanka Puntland ayaa gaaray deegaanka Wisil ee koonfurta Gobolka Mudug, oo saldhig u ah howlgalka la-dagaalanka Argagixisada Al-Shabaab ee Galmudug.

Saraakiishan ayaa kulamo la leh Wasiirka Amniga Galmudug iyo Saraakiisha Ciidanka DFS iyo Galmudug ee dagaalka kula jira Al-Shabaab, iyagoo ka wada-hadlaya sidii loo dardar-gelinta lahaa howlgalka sifeynta koonfurta Gobalka Mudug ee Galmudug.

Puntland ayaa dhowaan bilowday inay Ciidamadeeda geyso koonfurta Gobalka Mudug, si ay Ciidanka DFS iyo Daraawiishta Galmudug uga caawiyaan dagaalka Al-Shabaab iyo xoreynta dhulka ay heysato kooxda. Sidoo Puntland ayaa dhowaan ku wareejisay Galmudug gaadiid dagaal oo gaaray 10, kuwaas oo qeyb ka ah heshiis Puntland iyo Galmudug ee iskaashiga la-dagaalanka Argagixisada.

Deegaanka Wisil ayaa qiyaastii 161 KM Koonfur Bari uga beegan magaalada Gaalkacyo.
Idilnews
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Sawirro: Puntland iyo Galmudug oo wada bilaabaya hawlgal wada jir ah oo ka dhan Alshabaab

31 August, 2021 | Filed under: Wararka maanta | Posted by: puntlandes
31 Aug 2021 (Puntlandes) Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa gaaray deegaanka Wisil ee koonfurta gobalka Mudug ee dawlad goboleedka Galmudug.

Saraakiisha Galmudug ee ku sugan jiida hore ayaa soo dhaweeyay Saraakiisha Puntland oo uu hoggaaminayo Taliyaha Qaybta Booliiska gobalka Mudug Muumin Cabdi Shire.

Deegaanka Wisil ayaa qiyaastii 161 KM Koonfur Bari uga beegan magaalada Gaalkacyo. Puntland iyo Galmudug oo uu ka dhaxeeyay heshiis amni ayaa sheegay iney bilaabayaan howlgal wada jir ah oo ka dhan Al Shabaab.

2el1.jpg


2el2.jpg



1630485717514.jpeg

Puntlandes.com
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

Faallo: Maxay Puntland uga caawinaysa Galmudug, la-dagaalanka Al-Shabaab ?​

ciidan.jpg

POSTED BY: JIBRIL QOOBEY SEPTEMBER 2, 2021

Dowladda Puntland ayaa maalmaha soo socda cutubyo katirsan Ciidamadeeda Difaaca iyo la-dagaalanka Aragagaxisada u diraysa deegaano kamid ah Koonfurta Gobalka Mudug ee Galmudug, kuwaas oo todobaadyadii u dambeeyay ay dagaalo ku dhexmarayeen maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab iyo Ciidammada DFS iyo Daraawiishta Galmudug.

Saraakiil hordhac u ah Ciidamada Pu ayaa gaaray deegaanka Wisil ee gobalka Mudug, oo qiyaastii 160-KM u jira magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ah saldhiga ugu weyn ee laga hagayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab heysta deegaanka gobalka Mudug ee Galmudug, kuwaas oo indha-indheyn ku sameynayay jiidaha dagaalka, kulamo la yeeshay Saraakiisha Ciidanka ee hoggaaminaysa dagaalka.

Maxay Puntland uga caawinaysa Galmudug, dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ?
June 26, 2020, Madaxweynayaasha Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ku heshiiyay in labada maamul iska kaashadaan Amniga iyo la-dagaalanka Argagixisada.

Heshiiskaan ayaa albaabada u furay in Puntland iyo Galmudug ay ka wada shaqeeyaan ugu horeyn xaqiijinta Amniga Gaalkacyo, waxaana ciidanka daraawiishta, booliska iyo sirdoonka Puntland oo garab ka helay Ciidanka Galmudug ay gacanta ku dhigeen shabakadihii Al-Shabaab ugu howlgalayay Gaalkacyo tan iyo 2008-dii, kuwaas oo ka geystay magaalada dilalka, weeraro iyo qaraxyo lagu khaarajiyay haldoorkii gobalka Mudug.

Sidoo kale, Puntland ayaa intii howlgalada ka dhanka Al-Shabaab ay ka waday Gaalkacyo ciidankeedu la howlgali jireen koonfurta magaalada oo ay ka arimiso Galmudug, waxaana ay kasoo qabsadeen xubno badan oo katirsan Argagixisada, kuwaas oo qeybtood qaabilsanaayeen dhinaca Galmudug.

Puntland ayaa haatan u ruqaansanaysa inay taageero milateri oo toos ah ay siiso Galmudug oo gashay dagaal sababteeda laheyd Puntland, kaas oo lagu xoreynayo dhulka Al-Shabaab ka joogaa koonfurta gobalka Mudug, sida degmada Xarardheere, oo muddo sanado badan ah saldhig iyo deked muhiim ah u ah Al-Shabaab. Waxaana ay dhowaan ku wareejisay gaadiid dagaal, iyo saanad milateri, iyadoona diyaarisay cutubyo Ciidankeeda ah oo ka barbar dagaalama Ciidanka Galmudug iyo kuwa DFS.

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur-yare (Sanyare), oo la hadlayay BBC -da ayaa sheegay in Ciidanka ay Puntland u dirayso deegaanada Galmudug ee dagaaladu ka socdaan ay yihiin kuwo si weyn u qalabeysan lena istiraatijiyad dagaal, kuwaas oo ka saacidaya Galmudug xoreynta dhulka Argagixisada Alshabaab heysato.

Sanyare ayaa intaas ku daray in xoreynta dhulka Al-Shabaab kaga sugan tahay Galmudug ay nabad u horseedayso labada maamul, isagoona ku baaqay in la dhiiragaliyo Ciidanka.
U gaar ah Shabakadda Idilnews.

Idilnews
 

Manafesto

[[Puntland Republic πŸ‡ΈπŸ‡±]]PIM[[C.S(BihinYusuf)]
VIP
HalimoEnthusiast
I wish PL forces for a safe return and also to free the terrorist ridden Galmudug and it's citizens, Puntland is the mother and father of Somalia and is known to go out their way to bring law and order to the south, Mashalah.
 

Dalalos_ibn_Adali

Republican
VIP
Isis in Bari, SL troops in Tukaraq a stone throw away from Garowe, Deni: I think it would be a good idea to arm Moriyaan Alshabab.


What a freaking great idea. The sooner Wagardhac leaves Buuqland the better.
 

Hassan Garguute Buldanana

Majeertentitis Research Institute
VIP
Isis in Bari, SL troops in Tukaraq a stone throw away from Garowe, Deni: I think it would be a good idea to arm Moriyaan Alshabab.


What a freaking great idea. The sooner Wagardhac leaves Buuqland the better.
Saaxo village can go right this very min it won’t make any difference to us. They benefited being part of PL.
 
Last edited:

TekNiKo

Loyal To The One True Caliph (Hafidahullah)
Isis in Bari, SL troops in Tukaraq a stone throw away from Garowe, Deni: I think it would be a good idea to arm Moriyaan Alshabab.


What a freaking great idea. The sooner Wagardhac leaves Buuqland the better.
No let them be! Let them fight for Hawiye for sure our sons wont die freeing red eyed moryan
 

Trending

Top