Allaha unaxariistee waxaa geeridiisa la ii xaqiijiyey Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo horey u soo noqday Madaxweyne kuxigeenka Puntland, waxaan U tacsiyeynayaa ehelka iyo qaraabada dhammaan qoyska Reer Gaagaab.
Marxuum Gaagaab ayaa taariikh mug-weyn ku lahaa dawlad dhiska Soomaaliya ilaa 2004tii oo uu ka mid ahaa waxgalkii qoray Axdi Qarameedka Soomaaliya.
Marxuum Gaagaab ayaa taariikh mug-weyn ku lahaa dawlad dhiska Soomaaliya ilaa 2004tii oo uu ka mid ahaa waxgalkii qoray Axdi Qarameedka Soomaaliya.