DRACO
VIP
Looks like Deni is busy filling up his election war chest. Incoming muntineer soldiers in 3,2,1.
JANUARY 8, 2023 BY NEWS OFFICE
Xukuumadda Puntland ayaa ku fashilantay bixinta mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada sida ay xoguhu caddaynayaan.
Shaqaalaha kala duwan iyo ciidamada dowladda ayaa sida la xaqiijinayo aan wax mushahar ah qaadan mudda dhawr bilood ah.
Madaxweynaha iyo wasiirka Maaliyadda oo bixin waayay mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada ayaa dhinaca kale ku mashquulsan arrima siyaasadeed.
Wasaaradda Maaliyadda ayaa sidoo kale bixin wayday gunnooyinkii iyo karashaadka hawl socod-siinta hay’adaha dowladda.
PUNTLAND POST
Www.puntlandpost.net/2023/01/08/xukuumadda-puntland-oo-ku-fashilantay-bixinta-mushaharka-shaqaalaha-iyo-ciidamada/
JANUARY 8, 2023 BY NEWS OFFICE
XUKUUMADDA PUNTLAND OO KU FASHILANTAY BIXINTA MUSHAHARKA SHAQAALAHA IYO CIIDAMADA

Last edited: