Puntland to execute any prisoners over 15

Status
Not open for further replies.
(Dhageyso Xasaasi):- Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee PL“Maxaabiista Qaan-gaar ah waa Toogasho, Carruurtana waa loo fududaynayaa dambigooda”.

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Puntland ee shanta Gobol Bari, Karkaar, Sanaag, Haylaan iyo Gardafuu ayaa ku guda jirta wareysiyada ay la yeelanayso Maxaabiistii dagaalka ee dowladda Puntland ay ku soo qab qabatay dagaalkii Togga Suuj ee gobolka Nugaal.
Xeer ilaaliyaha Guud ee Maxkamada ciidamada Col. Cabdikariin Xasan Firdhiye ayaa sheegay in Maxkamaddu ay kala saari doonto Maxaabiista Qaan-gaar ah kuwa Carruurta ah ee ka yar 15 sano, islamarkasina xukunkoodu uu kala duwanaan doono.
Col. Firdhiye oo arrintaan uga hadlay wareysi uu siiyey Radio Daljir, ayaa sheegay in Maxaabiista Qaan-gaarka ah Xukunkoodu uu noqon doono dil toogasho ah, halka kuwa aan weli qaan-gaarin ee carruurta ah xukunkoodu uu noqon doono in dambiga loo fududeeyo, balse aan la dili doonin.
Xeer ilaaliyuhu waxaa uu intaas raaciyey inaysan shaqayn doonin aragtida ah waalla lasoo khalday dadkaan ama dagaalka kuma soo galin rabitaankooda.

12670903_1148623858494679_7566506799200841180_n.jpg
 
You're going to see a lot 18s old claiming 14 but it's good they didn't execute the little ones and they also shouldn't be sent back to their families instead put them in labour work or the military their future is better off in puntland
 
If it was upto me, i would say execute them all. No point in trying to rehabilitating them.

Cadaanka waxeey ku maah maahaan, 'to make an omelette, u gotta crack few eggs'.

Sometimes u gotta do what you gotta do.
 

Thegoodshepherd

Galkacyo iyo Calula dhexdood
VIP
They should not say that, that is how you get "human rights" reports published. In International Law any under 18 are considered child soldiers.
 
Status
Not open for further replies.
Top