Mareykanka oo ammaan u jeediyay Hayβadda baarista DNA-ga ee Puntland (Akhriso)
POSTED BY: JIBRIL QOOBEY SEPTEMBER 4, 2020
0
SHARES
ShareTweet
Dowladda Mareykanka ayaa bogaadisay shaqada Heyβadda Sheybaarka Cilmiyeysan, Foreensig Saynis-ka ee Puntland, waxaana ay sheegtay inay ku guuleysatay ka qeyb-qaadashada wax ka qabashada dambiyadda dhaca, iyadoo baareysa dhecaanada iyo Simbalada dhibanayaasha iyo eedeysanayaasha.
Sidoo kale, War-saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay inay taageero buuxda siin doonaan Hayβadan oo muhiim u ah kala saarista dambiyadda ka dhanka ah Aadanaha.
Qoraalka Dowladda Mareykanka ayaa imaanaya maalin kaddib markii Maxkamadda darajada kowaad ee Gobalka Nugaal ay sii deysay 6 Eedeysane oo kamid ahaa ragii loo heystay Kiiskii kufsiga iyo dilka ahaa ee AUN Marxuumad Hodan Shanleyste, kaddib markii Sheybaarka Cilmiyeysan, Foreensig, Saynis-ka ee Puntland, uh cadeeyay in aysan qeyb ka aheyn falkaas, kaddib baaris uu ku sameeyay dhecaanada DNA-ga eedeysanayaasha iyo Sambaladii laga soo qaaday Marxuumada oo is waafaqi waayay.
Share this:
Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmiya u shaacisay Natiijada ka soo baxday baaritaan ku saabsan Hidda-sidaha DNA (Deoxyribonucleic acid), oo lagu sameeyay nin daβdiisu tahay 63-sano jir, kaas oo laba Qoys ku muransanaayeen.
Shaacinta Natiijada ka hor, ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa labada Qoys u bandhigay in ay aqbali doonaan Natiijada soo baxda, taas oo ay ballan-qaadeen.
Guddoomiyaha hayβadda Forensic science-ka dowladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Shire oo gacanta ku hayay baaritaanka, ayaa shaaciyay labada Qoys midka uu la hiddo noqday ninka lagu muransanaa.
Labada Qoys midkood, oo uu wakiil ka-ahaa Cabdirisaaq Siciid Ismaaciil, ayuu la hidde nodqay ninkii lagu muransanaa, kadib markii la mariyay baaritaanka cilmiyaysan Forensic-ga.
Qoyska labaad, oo iyagana uu wakiil ka-ahaa Cali Axmed Aaden, islamarkaana sheeganayay ninkan magaciisa la qariyay, ayay isku hidde-noqon waayeen, sida ka soo baxday Natiijada.
We need more engineering-technology-science-mathamatic industries in Puntland. I can definitely assist puntland to journey thru Informtion Technology stack so we can be Somalia and Regional technology hub. Information TECH is about the 'domains' of hardware-software-networking-security. I have strong experience in all the stack but specialize in security layer. Puntland has a stronger HDI then Somalia @Waaqmasho
I am going to contact them about my Somali clan Suugo Science and see if they are willing to do further research on it, kkkk. @Warsame The Strategist @Jablibax
They recently solved a case of 2 families claiming 1 man as their relative.
I think they should start limiting those fluff degrees, and have mostly stem or vocational schools.
Or perhaps, only allow people to pursue those social science degrees after getting a diploma in stem or vocational schools.
It's also used for criminal matters like killing-rape-etc where DNA is collected from the site and it's taken to this lab to compare against the culprit.
Same with those professional degrees and replace it for technical trades like plumbing-electrician-carpentry-furniture making-ship-yards. We need far more hands-on technical trades then mid-wifery-nursing-economists-political science and shit which is all subjective sciences not objective sciences.