Jungle
VIP
Cabdirisaaq Mire Dhoorre oo ka mid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay lagana afduubtay magaalada Beledweyne laba maalin ka hor ayaa wajahaya xaalad caafimaad darro.
Waxaa jira baaqyo loo dirayo Dowladda Soomaaliya, odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan iyo dhammaan waxgaradka Soomaaliyeed kuwaas oo ku aaddan sidii uu Dhoorre dib ugu heli lahaa xorriyaddiisa. Cali Aadan Mumin
You don't have permission to view the spoiler content.
Log in or register now.