We have an abundance of university educated, career experienced and sharp witted politicians all ready to fit the shoes once our great mujahid ahmed Silanyo retires and eventual dies which will leave somaliland as a political ideology missing the last remaining one of the 5 founding fathers of the SNM(somaliland)
On this thread I want to focus on one politician which I believe we should all support when he's time finally arrives and that politician is the current minister of interior for somaliland minister Ali Mohamed warancade. In no way do I support Wasiir(minister) Warancade because he is from the noble Isaxaaq carre subclan of the habar Yunis subclan. I must admit when he does eventually run for president in a few years then he shall win due to his skills and simply because the man is politically suave so the presidency shall be within reerka.
The life and times of minister warancade as stated by him on his social networks that support him:
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland CALI MAXAMED WARAN-CADE waa siyaasi caan oo ka soo qaybgalay xukuumadihii kala dambeeyay ee dalka ka curtay iyo axsaabta qaranka, waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1951-kii isaga oo tacliinta malcaamaddana ka bilaabay degmada Allay baday oo uu ka shaqayn jiray aabbihii oo ahaa sarkaal ka tirsan ciidamada.
Intaas kaddib waxa uu u soo wareegay Hargeysa oo ku qaatay tacliinta dugsiga hoose/dhexe ee Abusite, aqoonta dugsiga sarena waxa uu ku qaatay magaalda Muqdisho gaar ahaan dugsigii sare ee Allaahi-da loo yaqaannay. Tacliinta sare ee Jaamacadda waxa uu ku qaatay caasimadda Ruushka oo Moosko markii dambena waxa uu ka mid noqday masuuliyiinta sare ee xafiiskii socdaalka ee xukuumadda Soomaaliya, markii uu halkaa muddo joogay waxa loo xulay inuu noqdo Qunsulka Soomaaliya u fadhiya dalkii Liibiya halkaas oo uu uga baxay dalka Tuuniisiya kaddib markii uu xumaaday xidhiidhkii u dhexeeyay Qaddaafi iyo Maxamed Siyaad Barre. Intaas kaddib waxa uu safar gaaban ku soo laabtay Soomaaliya waxaanay isku dhaceen masuul loo cumaamaday haayaddii uu ka shaqayn jiray sidaas ayaannu ku joojiyay shaqadii dawladda milatariga isaga oo u wareegay dhanka ganacsiga.
Markii uu waddanku xoroobay waxa uu ka mid noqday waxgaradka dhexda u xidhay sidii looga gun-gaadhi lahaa loogana dhabayn lahaa xaqiijinta himilada gooni isu-taagga, si gaar ah waxa uu door uga qaatay dedaalladii nabadayneed ee lagu dejiyay xiisadihii colaadeed ee dalka hadheeyay sannadihii 1992-1996-kii waxa uu si gaar ah ugu suntan yahay hawlgalladii lagu qarameeyay qaar ka tirsan maleeshiyaadkiiHargeysa sida uu iiga warramay C/Raxmaan Aw Cali Faarax oo ahaa Madaxweyne ku-xigeenkii Somaliland ee xilligaas hoggaanka dalka hormoodkiisa ka mid ahaa.
Waxa kale oo xusid mudan socdaal uu isaga oo ah Wasiir ka tirsan xukuumadda uu nabadayn iyo waanwaan ugu tegay Oodweyne oo ay gacanta ku hayeen mucaarid ay wakhtigaas xukuumadda iska soo horjeedeen, waxaana ku wehelinayay hal-door kale. Socdaalkaasi waxa uu fure u noqday is-afgarad buuxa oo markii dambe dhex-maray xukuumaddii Cigaal iyo bulshadii markaa diiddanayd, natiijada togan ee dhex martay wefdigii Warancadde la socday iyo garabkii ka soo horjeeday waxa door weyn ka qaatay Alle ha u naxariistee Sudaan Ciise Suldaan XirsiQani, Suldaankii Guud ee Beelaha Galbeedka Burco.
Xilal badan oo ay ka mid yihiin Wasaaradaha Caafimaadka, Ganacsiga, Warfaafinta, Waxbarashada, Duulista Hawada iyo La-taliyaha Madaxweynaha ayuu ka soo qabtay Xukuumadihii Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal iyo Daahir Rayaale Kaahin, isaga oo ka mid ah dadka ku suntan waxqabadka iyo horumarinta bar-maamuleedyada uu madaxda ka noqdo, waxaana taas lagu muujiyay suugaano badan oo ay ka mid yihiin:
Sida Warancaddaa
Wax la muujiyaa
Mahuraan waxqabad iyo markay, muhindis soo gaadho
Waa kaa madaarkii ka dhigay, sidi Maraykaane
Aadmiga mar soo booqday wuu, wada mafsuudaaye
Macna daran garaadlaa intaas, meelo cay shuba’e
Magacii inuu geesi yahay, waa mid la hubaaye
Maaddada waxqabad Warancaddaan, kala midoobaaye (Cali-duulduul)
Halkuu ka masuulyay goorba
Hubaal Cali baa ka muuqday (Hal-door 2011)
Sannadkii hore waxa loo doortay Murashaxa Xisbiga UDUB ee Jagada Madaxweynaha waxa uu se xisbigaasi ka hadhay doorashada markii ay Guddiga Diiwaagelintu laaleen xilkii UDUB u doortay Cali Maxamed Warancadde iyo ku-xigeenkiisa oo ahaa Axmed Xaaji Daahir. Markii dambena waxa uu Warancadde ka mid noqday masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo uu ka tirsanaa inta aan si rasmi ah loogu magacaabin Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Si kastaba ha ahaatee, Md Cali Maxamed Warancadde waa masuul waayo-aragnimo badan u leh shaqada dawladda gaar ahaanna horumarinta, amniga iyo xallinta mushkiladaha, waxaanu taageero badan ku kasbaday xilkasnimada uu ku hago wasaaradaha uu xilkooda qabto, waana la sugayaa sida uu uga hawl-galo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland.
Minister warancade is famous in his birth place and home city of his sub subclan hargeisa for his exotic hobby of domesticating his pet lions which he enjoys studying and observing as a past time, the minister has also opened he's doors for the public so that they can also pay a visit to see the lions
The minister's political allies are president ahmed Silanyo, party chief/chief whip musa bihi and mohamad Kahin. All three of his political allies were high ranking SNM members and are the current string pullers of somaliland. To the Habar yonis somalilanders that are probably wondering "hang on his habar yonis, what's he doing in Kulmiye a habar awal and habar jeclo party, why isn't he in wadani a habar yonis party?" The simple answer to this question is that moniter waranCade has a professional relationship with Cirro(head of wadani party) that is as strong as his professional relationship with president Silanyo so it's best if beesha gets our ever expansionist fingers into every pie as we are historically famous for our expansionism
The minister is also a fervent supporter of the somaliland national army and the security services which come under his ministry
Documentary on some of the things that minister warancade is currently working on at the moment