Gbyallmeans
Yuusuf direed Founding Father of Ahlu-naar
Sanbaloolshe accuses farmaajo for trying use him as scapegoat, he then threatens farmaajo and kheyre with TELL ALL such as them selling many Somalis Citizens to Ethiopia under the radar.
Sanbaloolshe says;
http://sirside.com/?page_id=7113
Sanbaloolshe says;
“Ma waxaad dooneysaan inaad aniga Shacabka igu ceebeysan oo aan waayo meel aan ku harsado oo la I yiraahdo waa kaa kii Xabashida u dhiibay Qalbi Dhagax oo aad idinkana xilkiina haysataan anigana Soomaali meeshii ay Dunidda igu arkaan I Aflagaadeeyaan, Adeeryaal Dambiga Madaxweynaha iyo Idinkaba waa ku wada jirtaan halmar aan wada qirano oo Cafis weydiisano Shacabka ama aan is wada casilno ama aan iska aamusnaano oo howsheena iska wadano aniga inaan kaligeey Dambiga qaato haka yaabina wax badanaa Kashifmi doona hadii kale” ayuu ku yiri Taliye Sanbaloolshe Saaxiibada Farmaajo sida Sirside.com u sheegeen qaar kamid ah Saaxiibada Farmaajo.
You don't have permission to view the spoiler content.
Log in or register now.
http://sirside.com/?page_id=7113