rabshole
Aragaani
Trying to act sejuu when he just got out of a refugee camp
Comments from dalsoor's facebook page
These below are replays to the above one
He got buried trying to act cool distancing himself from his own miskiinka
Comments from dalsoor's facebook page
The guy isn't even fluent in swahili. Dadka af swhahiliga si fiican u garanayo baa ninkaas dareemi karo inuu iska yel yelaayo somali sujuu yahay. In fact somali sujuu da hada ka xishoota magacaas oo af somaliga ku hadasha
These below are replays to the above one
Kkkkk Oromow afsomali ku hadlaya cml buu Afsawaxiliga ugu hadlayaa
hahahah I was raised up in Eastleigh and i totally assure you that you're absolutely true. wuu iska yeelyeelayaa.
Xitaa kswahiliga uu ku hadlayo waa haraanti cid walba ayaa dareemi karta waa noocii uu kibaki yiri hii watu ni bure kabisa wallahi kan 0 waaye
Afswaaxili xoogsi ah waaye kaas... sitaki kumlia kulahaa umuloow kugu dhac
hhhh wlh kan mar dhow buu kenya so galay wayo sidaa uu hadlayo aya ka garanaya
He got buried trying to act cool distancing himself from his own miskiinka
Last edited: