December 25 (Jowhar)—Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa ka mamnuucay haweenka inay xirtaan indho shareerta iyo in mootooyinka Bajaajta loo yaqaan aysan socon karin xilliyada habeenkii.
Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa ku macneeyay sababta loogaga mamnuucay magaalada indhoshareerta inay tahay iyadoo ay ku soo dhex dhuuman karaan rag doonaya in ay falal amni darro ka fuliyaan magaalada.
Good job.
Suicidebombers and thiefs can hide inside niqab.
Niqab threatens security and is not part of islam.