Haye, xabiibi habeenkii kaama seexdo hurdo kaama ledo cadceed soo baxaysaad ii tahay ubaxeeey quruxeeey, macaaneeey biyahaan kaa dhex arkaa, malab soo da.aayaay
Adiga la antaa hurdo ma seexdo dhuuni igama dego qalbigu iima fadhiyo, maalinta aan ku helo cirkaan ku geyn lahaa, dhulkan kugu soo wareejin lahaa, nolosha ugu heerka saraysaan ku gelin lahaa , waxaad ku noolaan lahayd baraare inta aad nooshahay
Xabiibi waan ku jecelahay, ha iga fogaaan, codkaaga i maqashii, aragtidaadaa ii daran, gacantaadaan u baahnahay