Siil-anyo begs King of Saudi Arabia to lift sanctions on livestock ban

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
Says please 70% of ecocomy depends on it. Well whose fault is it? Isn't it his and his criminal
family who stole millions from Somaliland instead of building factories and making a real
industry.

Halkan Ka Akhriso Nuxurka Dhambaal Uu Madaxwayne Siilaanyo U Direy Boqorka Dalka Sucuudiga

Hargeysa(Ramaas)Dec.14,2016-Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa boqorka sucuudiga u direy dhambaal uu kaga codsanayo inuu ka noqdo xayiraadda ku meel-gaadhka ah ee uu saaray xoolaha soomaalida gaar ahaana xoolaha Somaliland.

Siilaanyo ayaa dhambaalkan u direy boqorka wadanka Sucuudiga wuxuu si guud mar ah ugaga waramay kaalinta ay xooluhu kaga jiraan dhaqaalaha dalka Somaliland oo uu ku sheegay 70% iyo sida uu go’aankan Sucuudigu ugu soo beegmay iyada oo ay abaar adagi ka jirto Somaliland.

http://ramaasnews.com/halkan-ka-akh...ne-siilaanyo-u-direy-boqorka-dalka-sucuudiga/
 
TheLibertarianQuiche

Quintessentially negroid: Your problem?

Wollahi waa ceeb. Soo ma ahaa @waraabe

:ohdamn::yacadiim::mjlol:
 
DeathWish

Hotep and Hebrew Israelite
I hate Saudi Arabians... They are West's slaves. So InshaAllah we will find other people to work with besides these Ximaars.
 
I don't want to laugh at this because it is the SL people at the end who will suffer the brunt of this not the politicians.

But come on. It's not so hard to have one operating science facility that can make the vaccine
 
Somaliland's livestock does get checked but since the sickened livestock came from the south and the Saudi's don't differentiate between us we were hit too. Another problem being associated with the cursed state.
 
Status
Not open for further replies.
Top