SomaliWadaniSoldier
Weeping for the Nation of 68
Wariyaha sida tooska Telefishinka u tabinayay ayaa u muuqday mid aan kala aqoon labada Madaxweyne, gaar ahaan waxay wadaagaan hal magac oo ah Maxamed, taas ayay dadka qaar u fasiran karaan inay ku qalday Madaxweynaha Mauritania, maadaama dalka Mauritania uu ahaa dalkii ugu dambeeyay ee marti geliyay shir madaxeedka Carbeed ee sanadkii la soo dhaafay dhacay.
Hadii si kale loo dhigo, Labada Madaxweyne ayaa isaga eg shaarbaha iyo timahooda, waana tan la is dhihi karo waa la isugu qaldi karaa.
Hadii si kale loo dhigo, Labada Madaxweyne ayaa isaga eg shaarbaha iyo timahooda, waana tan la is dhihi karo waa la isugu qaldi karaa.