So one is obliged to feed Siilanyo's starving folks now? (complaint against CARE)

Status
Not open for further replies.

Bohol

VIP
So basically they are crying because the woman head of the operations (Amran Ahmed Shire) chose to give her
own folks priority first in the Oog area as a result reer Porcupine are crying.


Kudos to Amran wa gabadh fariid ah :qri8gs7: . The only people she should feed first is her own people and then
other people come second. Charity starts at home.




July 1st, 2017
HAA’YADA CARE OO KU KACDEY TALAABO DHABARJAB KU AH QARANIMADA SOMALILAND, QOYSAS CAYDHOOBEY OO AY UKALA ABTIRISEY IYO MOGANAANTA XUKUMADDA.


Saraakil sare oo ka tirsan haa’yada care ayaa majaro habaabiyay mashaariic ay haayadu bixiso oo lagu kaalmeynaayo dadkii ay abaartu ka dhameysay xoolihii ay haysteen,

Haa’yada care international ayaa waxay ka mid tahey haa’yadaha gargaarada ugu badan ka gaysta degaanada somaliland, haseyeeshee waxaa magacii haa’ayadasi meel kaga dhacay Iyo sumcad dil u gaystay qaar ka mid ah shaqaalihii haa’yadaadisii ka qoratay somaliland oo kala qoqob iyo qablaayad ay ka dhex wadaan degaanada somaliland ku qaybiyay mucaawinooyinkii ay haa’yadu bixineysey Waxaana isa soo taraayay cabashooyin mudooyinkii ugu danbeeyay ay shacabku ka muujiyeen haa’yada care international,

Degmada Oog ee gobolka saraar ayaa wax ka dhacdey dhacdadii ugu foosheyxumeyd ee haayadu kula kacdey dadka barakacayaasha ah ee ku caydhoobey abaarihii dalka ka dhacay, waxaaney ukala abtirisey bulshadii saboolka aheyd ee halkaas ku nolaa, iyadoo qoys qudha qaraabo kiil ku siisey mucaawinooyinkii ay haa’yadu ugu talo gashey dadka barakacayaasha ah Waxaana arinkaasi loo nisbeynayaa madaxa mashruuca degdega ah ee quudinta dadka tabaaleysan, Amran Axmed Shire, taas oo cadeysatay faquuqa iyo ukala ee xashada bulshada ay abaartu ka galaafatay xoolahoodii.

“Gabadha Amran la yidhaahdo waxay ku caanbaxdey ukala ee xashada dadka masaakin ee ku caydhoobey abaartii somaliland soo martay, waxaaney kaalmooyin haa’yadu ugu talo gashey umada caydhoobey oo ay siisey dad kasoo jeeda beesha habaryoonis gaar ahaana Sacad yoonis, taasina waxay ceeb iyo fadeexad ku tahey sumcadii haay’ada care, iyadoo qudha maahee saddexdii shaqaalaha ahaa ee degmada Oog u tagay qiimeynta dadka barakacayaasha ah waxay kasoo wada jeedeen isku degaan waxaaney kaalmadaasi ku taxeen qoyska ay kasoo jeedaan iyagoo ku andacoodey iney tahey deeq ka timi jaaliyada habaryoonis, xukumadda somaliland waxan ugu baaqeynaa iney haayada care dalka saarto madaama oo ay magac beleed huwan tahey bulshadiina isku dhac u horseedayso”ayuu yidhi mid ka mid ah dadka degaanka oo warbaahinta la hadley.

Sidoo kale waxaa haa’yada dul hoganaaya eddeymo ay usoo jeediyeen bulshada reer somaliland, iyagoo ku dhaliilley iney shaqaalaheeda u qaadato cid gaar ah taas oo ay horseed ka yihiin saraakisha haayada care u xilsaartay soo xulashada shaqaalaha, waxaaney talaabadani dhabarjab ku tahey milgilihii iyo sharaftii haayadu ku dhex laheyd caalamka.

Si kastaba dadweynaha reer somaliland ayaa waxay ka dhursugayaan talaabada xukumadda somaliland ka qaado haa’yadan cadeysatay dhiirigalinta qablaayada iyo qoqobka bulshada somaliland.

Cabdilaahi Maxamed Jaamac
Burco/somaliland


http://burcoonline.com/articles/626...Abtirisey-Iyo-Xukuumada-Oo-Aan-Waxba-Ka-Ogayn
 
Last edited:

Bohol

VIP
They should ask their mother-in-law (Amina Jirde) to feed them.

image3792.jpg
 

Bohol

VIP
As if Ciiro is doing anything for his people. Cut the crap.

WADANI has been feeding hundreds of families in Burco and other areas since ramadan and before.
They had a whole feeding program called break your fast with WADANI.


Xisbiga Wadani Oo Fuluyay Burco Barnaamijka La Afur Wadani
 
Last edited:

Bohol

VIP
calaacal.com :pachah1:


Xildhibaan si adag u canbaareeyay Hayada CARE Somalia & Hawlgalo ay ka wado Somaliland
 
Status
Not open for further replies.
Top