mohamedismail
Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Maxkamada ciidamada Qalabka sida qeybta 60-aad ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisey eedeeysane EX-dable daraawish Muzamil Mohamed Abdi Adan (Fanax ) oo 9 11 2023 magaalada Baydhabo ku diley marxuum Abdiweli Hasaan Ali oo saarna mooto bajaaji .