[QUOTE="Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan kumaandoosta soomaliya ayaa la wareegay ammaanka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Ciidamadan oo ah kuwa kumaandoosta soomaliya ee aadka u tababarn ayaa hada si rasmi ah ula wareegay ammaanka madaxweynaha jamhuuriyada soomaliya iyadoo aan loo baahneyn ciidamo shisheeye oo amniga madaxweynaha ilaaliya.
Sida aan xogta ku helnay madaxweyne farmaajo ayaa dalbaday in ciidanka xooga dalka ee sida gaarka u tababaran ay amnigiisa sugaan isagoo cadeeyay in uusan u baahneyn ciidamada amisom maadama uu heysto ciidamo tayo ahaan ka wanagsan kuwa Shisheeyaha ah.
Madaxweynaha cusub ayaa wali la geyn Xarunta Madaxtooyada oo ah meesha rasmiga ah ee Madaxweynaha uu degi doono, maadaama aanu wali xilka la wareegin.
Waa markii ugu horeysay oo madaxweyne soomaliyeed ay ilaalo gaar ah u noqdana ciidamo soomali ah oo aad u tababaran waxaana tani ay bilow tahay ka bixitaanka ciidamada shisheeye ee soomaliya jooga in dalka ay isaga baxaan maadama sida muuqata aan jirin baahi dalka ay kusii joogi karaan.
Halkaan ka daawo sawirrada
[/QUOTE]