He also mentions Farmaajo's last minute adding 13 illegal seats for Banaadir State, which he gave to his puppets.
Daawo Wareysi Prof. Cabdi Ismaciil Samatar : - Shirka Dhuusomareeb waxba kama soo baxayaan waayo M/weyne Farmaajo Doorasho Boob iyo Jujuub ah buu qorsheystay. -
Aqoonyahan Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in sida saadashu tilmaameyso in aanay wax natiijo ah iyo xal ahi ka soo baxeyn shirka magaalada Dhuusomareeb ay [...]
www.puntlandi.com