Somali maahmah

Status
Not open for further replies.
What are your favorite maahmah?

Mine
Mukulaal mininkeda miciyo le bax bey ku ledahay.

Ninkii soo jogso la ga waayo soo jifsa laga hela

Luuq luuq marow lazim lamigas ku so dhaca

Af daboolan waa dhahab

Aqoon la'an waa iftiin la'an.
 
Status
Not open for further replies.
Top