Imisa Ruux ayaa Somalia ku dhimatay 2016-2017? Banaadir, Puntland & Koofur Galbeed oo ugu badan
December 10, 2017
0
SHARE
Facebook
Twitter
http://plus.google.com/share?url=ht...anaadir-puntland-koofur-galbeed-oo-ugu-badan/
http://pinterest.com/pin/create/but...o/wp-content/uploads/2017/12/UNS2-620x330.jpg
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya qeybiisa xuquuqul insaanka ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigay Wrabixin sanadeed looga hadlayay waxyeellada dadka loo geystay ee ka dhacay Soomaaliya laga soo billaaabo January 2016kii ilaa 14kii October 2017-ka.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay ku dhinteen 2078 Qof tan iyo xilligaas kuwaas oo dilalkooda lagu kala eedeeyay Al-shabaab,Dowladda,Malleeshiyo kale iyo AMISOM.
Warbixintu waxaa ay xustay in khasaaraha faldamiyeed ee ka dhacay Soomaaliya guud ahaan uu gaarayo 4,585 kiis,kuwaas oo mas’uuliyaddooda dusha loogu kala saaray dhinacyada sidan soo socota:
60% ka mid ah waxa loo aaneeyay Alshabaab.
13% Maleeshiyaad.
11% dhinacyada Dowladda.
4% Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya.
Sidoo kale Warbiixinta ayaa falalkan waxaa ay ku diiwaan gelisay degaannada ay dadkani ku sugnaayeen waxaana Maamul Goboleedyada u kala heleen sidan:
Somaliland 208 Qof.
Puntland 413 Qof.
Galmudug 261 Qof.
Hirshabeelle 269 Qof.
Banaadir 2,265 Qof.
Koofur Galbeed 735 Qof.
Jubaland 434 Qof.
http://www.warqaad.info/imisa-ruux-...anaadir-puntland-koofur-galbeed-oo-ugu-badan/